R/Xamza oo qaabilay wasiirada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha...
Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay wakiilada beesha caalamka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee...
Nin gaari uu kala goostay Jubbaland u geeyay Al-Shabaab oo lasoo qabtay
DHOOBLEY (SMN) - Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu qabtay Xasan Ibraahim oo ka mid ahaa saddex nin oo Janaayo 2023 gaari...
Madaxweyne Laftagareen oo maanta qaabilay wafdi caalami ah + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay madaxa ugu Sarreeya hay’adda MSF Tammaam...
Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada-hadlay arrim muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka hay’adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr; Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda...
Aabe 80 sano jir ah oo wiilkiisa ku dilay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo aad u xanuun badan oo ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Dhacdada ayaa timid...
Taliye Mahad Salaad oo kormeeray baraha koontaroolada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay’adda NISA Mahad Salaad iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ciidanka amniga kula afuray goobaha ay...
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay shabakad maal-gelisa Al-Shabaab
WASHINGTON (SMN) - Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa Isniintii shalay cunaqabateyn ku soo rogtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruurisa iyo lacag dhaqidda kooxda...
Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ay hoggaamineysay siihayaha wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS ahna wasiiru dowlaha wasaaradda, Marwo Aamina Xassan Ali ayaa...
Daawo: Ciidamada dowladda oo kasoo baxay Camaara, Caad iyo Bacaadweyn
CAMAARA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay dib uga soo baxeen...















