Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo furay shir muhiim u ah dhameystirka Dastuurka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulan looga hadlaayo soo jeedinta ku aadan dhameestrika...

Ruto oo isku dayaya inuu qaboojiyo xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku hawlanaa sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo ka dhalatay heshiiskii...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey...

Cali Guudlaawe oo sameeyay magacaabis & isku shaandheyn golihiisa wasiirada ah

JOWHAR (SMN) - Madaxaweynaha Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Dowladda...

Wararkii ugu dambeeyay ee deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab ee Jubaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo hogaaminaya wafdi wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasaaraddaha, Arrimaha...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar oo ka wada hadlay iskaashiga arrimaha difaaca

DOOXA (SMN) - Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare...

Sawirro: Wasiir Fiqi oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Hindiya

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay wafdi sare oo ka...

Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay Bakool

WAAJID (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya.   Howlgalladan ayaa si...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda Britain + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain...

DF Soomaaliya oo maanta gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista EAC

ARUSHA (SMN) - Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee...

WARAR KALE

Mareykanka oo Ka Digay Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab iyo Khatarta Badda Cas

MUQDISHO - Soomaaliya (SomaliReport): Saraakiil ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa ka digay in xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Xuutiyiinta Yemen iyo kooxda Al-Shabaab ee...

Puntland oo toddobaadyo gudahood ku soo furtay markab ay afduubteen burcad-badeed

BOOSAASO – Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xeebaha deegaanka Dharin-baar ee degmada Bandar-beyla, halkaas oo ay ku...

Laftagareen office says his forces carried out security operation in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The office of former Southwest State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen said regional Darwish forces had carried out an operation in...