Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka...

Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay adeeg muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya, ayaa sheegay si loo xaqiijiyo...

Fowsiyo oo ku dhawaaqday inay tahay Musharax u taagan xilka Midowga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u...

Gaari looga shakiyay inuu sido qarax oo lasoo dhigay jidka Maka Al-Mukarrama

MUQDISHO (SMN) - Gaarigaan oo looga shakisan yahay in qarax lagu soo xiray ayaa yaala dhisme kasoo horjeeda Xarunta Immigration-ka ee nawaaxiga isgosyka Shaqaalaha.   Ciidamada...

Akhriso: Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabadka dowladda Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024.   1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Nairobi

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.   Kulanka labada...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka Qatar?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO NAYROOBI KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMILADA Nayroobi, Feberaayo 28, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

RW Xamza oo daah-furay munaasabadda mabaadii’da nabadda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’isul wasaaraha XFS mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku daahfuray caasimadda munaasabadda Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya”, waxaa uuna ka hadlay...

Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safarka dowladda aan walaalaha nahay ee...

WARAR KALE

SoDMA oo Muqdisho ka Furtay Shir Lagu Tijaabinayo Diyaargarowga El Niño 2026

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El...

Aljeeriya oo Qaramada Midoobay ka sheegtay in Israa’iil ay dooneyso inay kala qaybiso Soomaaliya

NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya,...

US warns of growing Houthi-Al-Shabaab links and regional security risks

MOGADISHU, Somalia — The expanding links between Yemen’s Houthi movement and Somalia’s Al-Shabaab group are raising concerns among U.S. officials and security experts over...