Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 36 qodob
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 22 February, 2024
1. Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiska taariikhiga ah ee difaaca iyo dhaqaalaha...
Wasaaradda caafimaadka XFS oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Maryama Maxamed Xuseen ayaa labo Gaari oo nooca gargaarka deg...
Madaxweynaha JFS oo saxiixay heshiiska difaaca ee lala soo galay Turkiga
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY HESHIISKA ISKAASHIGA DIFAACA IYO DHAQAALAHA EE SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO UU BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA ANSIXIYEY
“Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulan uu guddoomiyey Sheekh Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay madaxweynaha HirShabelle + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md.Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.
Guddoomiyaha Hay'adda...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo + Ujeedka
KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee...
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Hindiya + Sawirro
NEW DELHI Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed Admiral Cabdi Warsame ayaa Dalka Hindiya kaga qeybgalay Shirweeynaha Milano 2024.
shirkan oo ay ka qeybgaleen...
Macallin Macaloow oo la aasay isagoo aan wali cadaalad helin + Video
MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa maanta duleedka Muqdisho lagu aasay Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo dhowaan lagu dhex dilay iskuulka Sidii ee...
Wasiir Faarax: Macalimiinta DFS u shaqeeya 2025 waxay noqon doonaa 10 kun
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran oo ahmiyad weyn siinaysa horumarinta waxbarashada dalka...
Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay waxgaradka deegaanka Jannaa Cabdalle
MUQDISHO (SMN) - NMadaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo odayaasha deegaanka Jannaa Cabdalle ee gobolka Jubada Hoose.
Madaxweynaha ayaa...














