Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Kenya

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, labo kale way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay gobolka waqooyi bari ee...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wasiirada gargaarka K/G, Jubbaland iyo Galmudug

MUQDISHO (SMN)  - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar kamid...

Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka wada duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxayaa howlgalo ay saaka ciidamada ammaanka Soomaaliya ka wadaan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.   Howlgalladan...

Wararkii ugu dambeeyay khilaafka ka taagan doorashooyinka Puntland

GAROOWE (SMN) - Xildhibaan Maxamed Axmed Yuusuf Xaraf oo kamid ah baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.   Xildhibaanka...

Soomaaliya oo dib u hanatay xuquuqdeedii baahinta Dayax-gacmeedka isgaarsiinta

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay in ay hesho khayraadka meeraha dayax-gacmeedka baahinta isgaarsiinta....

Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Sacuudiga

RIYAD (SMN) -.Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa  Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S/Guud  Fayyadh bin...

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Uganda + Ujeedka

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.   Madaxweyne Xasan...

Qariiradda Dalladdda EAC oo lagu soo daray tan Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Waxaa Isbadal lagu sameeyay qariiradda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib ku biiristii Soomaaliya waxaana lagu biiriyay qariiradda Soomaaliya.   Qariiradda ayaa markii...

DF oo doonyo sida shixnado gargaar ah u dirtay Jubbaland iyo Puntland

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.   Guddoomiyaha hay’adda Maareynta...

Mareykanka oo war kasoo saaray guusha laga gaaray deyn-cafinta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa si wayn usoo dhawaysay guusha Soomaaliya ka gaartay deyn cafinta kadib markii laga dhaafay $4.5 bilyan oo dollar,...

WARAR KALE

Somalia reaffirms support for Palestinians at OIC emergency meeting

JEDDAH, Saudi Arabia — Somalia’s Deputy Foreign Minister and International Cooperation Minister Hassan Mohamed Ali Nadaara led the Somali delegation at the 23rd Extraordinary...

Former South West leader rejects Al-Shabaab links to regional forces

BAIDOA, Somalia — Former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has strongly rejected allegations linking the state’s Darawish forces to Al-Shabaab and...

Red Sea states seek stronger maritime security cooperation as threats rise

NAIROBI, Kenya — Countries bordering the Red Sea and Gulf of Aden are seeking to strengthen maritime security cooperation as threats including piracy, human...