Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ilaalo ka tirsan QM oo lagu dilay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo lagu soo qaaday xalay, kaasi oo uu ku...

Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in ay baadigoobayaan ku dhawaad 10 qof oo Al-Shabaab qabsatay ka dib markii diyaarad Helicopter ah oo...

Shiinaha oo war culus ka soo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Itoobiya iyo Somaliland ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) 1dii bishan kaasoo la sheegay in Itoobiya ay aqoonsi rasmi ah...

Muxuu ahaa ujeedka shirka uu ka qayb-galay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay kulan lagu difaacayay madaxbannaanida Soomaaliya oo ay soo agaasimeen...

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Boqortooyada Sacuudi Carabiya bayaan ka soo baxay oo looga hadlay damaca dowladda Itoobiya ee badda Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan loogu...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo safiirka Shiinaha?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao.   Danjiraha...

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo xilka la wareegay + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan...

Sawirro: Dibadbax ka dhan ah damaca Itoobiya oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kumannaan Shacab Soomaaliyeed ah ayaa maanta Dibadbax ballaaran ka dhigay  qeybo badan oo Koonfurta iyo Waqooyiga Muqdisho ah iyaga oo dareenkooda...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub kala hadlay xadgudubka Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan...

QM oo war kasoo saartay diyaaraddii u gacan gashay kooxda Al-Shabaab

NEW YORK (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana 'wadday daadgureyn caafimaad' taas oo ku dhacday...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...