Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Turkiga oo war cusub kasoo saaray kiiska wiilka madaxweyne Xasan Sheekh

ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa sharaxaad ka doonaya Soomaaliya kadib markii wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhoofay dalka kadib...

Soomaaliya oo xarunta QM ku qabanayso shir ku saabsan amniga Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku qabanaysa xarunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan...

Mataano ku geeriyooday dab xoogan oo ka kacay Degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) -  Faahfaahino dheeraad ah ahaa ahaa kasoo baxaya dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed gaystay oo xalay ka kacay guri ku yaalla...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.   Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo kulamo ka wada magaalada Dooxa

DOOXA (SMN) -  Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda...

Jubbaland oo war cusub kasoo saartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN)  - Wasiirka amniga Jubbaland oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah -Shanaab, si looga...

QM oo sheegtay in Somalia ka caawin doonto horumarinta xuquuqul insaanka

MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa axaddii dib u xaqiijisay in ay si dhab ah u taageereyso Soomaaliya si ay si buuxda ugu dhaqan...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xerada ATMIS ee magaalada Buulomareer

AFGOOYE (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dekedda weyn ee magalaada Muqdisho, waxaa ay dirtay Dooni sida shixnad mucaawino gargaar...

Ciidamada Booliska oo soo xiray haween jirdil u gaystay wiil dhalinyaro ah

MUQDISHO (SMN) - Dhowrkii saac ee lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaal soconayay dhowr daqiiqo oo ay kasoo muuqdeen koox dumar ah oo...

WARAR KALE

Somalia, Tanzania Discuss Youth Jobs and Digital Government Cooperation

DAR ES SALAAM, Tanzania — Somalia and Tanzania have discussed strengthening institutional cooperation, with a focus on youth employment, workforce development and digital government...

Soomaaliya iyo Tanzania oo xoojiyey iskaashikooda hay’adaha

Dar es Salaam – Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, oo hoggaaminaya wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Somalia reaffirms support for Palestinians at OIC emergency meeting

JEDDAH, Saudi Arabia — Somalia’s Deputy Foreign Minister and International Cooperation Minister Hassan Mohamed Ali Nadaara led the Somali delegation at the 23rd Extraordinary...