Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo farriin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo...

Uganda oo ciidan horleh u tababartay Soomaaliya

KAMPALA - Wasiiru dowladaha wasaaradda gaashaandhiga Uganda Oleru Huda ayaa tabaar ugu soo xirtay xero ciidan oo ku taalla degmada Kiruhura askar Soomaaliyeed...

Caro xoogan oo ka dhalatay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa jawaab ka bixiyay hadal caro xoogan dhaliyay oo ka soo yeera...

Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay xaaladda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo Beeraha ee FAO, ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay degmada Wanlaweyn

WANLAWEYN (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed uu saacadihii lasoo...

IMF oo soo gabagabeysay qiimaynta dib u eegista 5-aad deyn cafinta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hey’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib u eegista 5-aad ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya.   IMF ayaa sheegtay...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Bin Salmaan + Sawirro

JIDDAH (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada dalka Sucuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan.   Labada mas'uul ayaa...

Maamulada oo laga dalbaday inay mowqif ka qaataan arrinta Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdullaahi Xirsi (Tima Cadde) guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee...

Nuxurka khudbadda madaxweynaha JFS ee shirka Jaamacadda Carabta + Sawirro

JIDDAH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay...

WARAR KALE

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Booqday Furimaha Amniga ee Baydhabo

Baydhabo  – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay furimaha laga ilaaliyo amniga magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

WFP Warns Somalia Faces Deepening Humanitarian Crisis as Millions Go Hungry

MOGADISHU, Somalia — The United Nations World Food Programme has warned the Security Council that Somalia is facing a worsening humanitarian crisis, with millions...

IMO oo Dalbatay in La Sii Daayo In ka Badan 90 Badmaax oo Burcad-badeed...

Muqdisho – Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ku baaqday tallaabo degdeg ah oo lagu soo afjarayo afduubka badmaaxiinta ay haystaan kooxaha burcad-badeedda...