Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faahfaahino kasoo baxaya howlgallo ka dhacay degmada Galcad + Sawirro

GALCAD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay ciidamada dowladda maanta ka sameeyeen duleedka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.   Howlgalkan oo...

Madaafiic khasaaro geystay oo maanta lagu garaacay magaalada Muqdisho 

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay madaafiic waabarigii hore ee saaka...

Safiirka Soomaaliya ee Belgium-ka oo lacag ka dhacay Jaaliyadda Ireland

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee Belgium-ka Yoonis Xaashi, ayaa waxaa lagu eedeeyay musuq-maasuq inuu ku sameeyo adeegga baasaboorka Soomaaliya, ee safaaradda kasoo dalbadaan...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen...

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulamo ka wada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul...

Duqa Muqdisho oo ku baxay xiisadda ka jirta Qubuuraha Macallin Nuur

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley...

Wararkii ugu dambeeyay dadaallada ka socda magaalada Garoowe

GAROOWE  (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya in haatan Garoowe ay ka socdaan dadaallo xal loogu raadinayo xiisadda ka taagan maamulkaasi.   Wufuud...

Wasiir Roobow oo amray in si degdeg ah loo soo celiyo xujeeyda Soomaaliyeed

RIYAD (SMN) - Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha...

Caqabad horleh oo soo wajahday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay’ad fadhigeedu yahay Mareykanka oo ka shaqeysa arrimaha caaladaha iyo aruurinta xogta isku dhacyada ayaa sheegtay in Is-qab-qabsiga siyaasadeed ee ka...

Ciidanka DF iyo kuwa Jubbaland oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

DHOOBLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ka sameeyeen...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...