Sawirro: Wasiirka Awqaafta ee Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble oo ku sugan magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga ayaa...

Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shir muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee dalalka...

Sawirro: Hormuud Salaam Foundation oo Oxygen ku wareejisay DF Soomaaliya

Hormuud Salaam Foundation ayaa 400 oo haamood oo Oxygen ah ku wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loogula tacaalo dadka uu soo ritay...

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka jirto abaar ba’an oo saameyn ku yeelatay...

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

WARAR KALE

Xubnaha mucaaradka oo qaadacay guddiga doorashooyinka Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Siyaayiinta mucuaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa gebi ahaan qaadacday xeerarka doorashooyinka iyo guddiga loo xilsaaray ee ay meel-mariyeen labada gole.   Warsaxaafadeed...

Ciidamada dowladda Kenya oo isaga baxaya deegaano u dhow degmada Afmadow

AFMADOW (SMN) - Wararka laga helayo xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay isaga baxeen fariisimo muhiim ah...

Soomaaliya oo shirweyne caalamiga ah uga qayb-gashay dalka Sacuudiga

RIYAAD (SMN) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa shirka COP16 ee Riyaad uga qeyb-galay dood ku saabsaneyd qiimeynta...