Wiil Soomaali ah oo xalay lagu dilay wadanka Koonfur Afrilka
Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo...
Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaal labaad ee cudurka Covid-19
Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee...
Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb
Maasuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa noqonaya mid fududeynaya isku...
MW Farmaajo oo Hambalyo u diray madaxweynaha dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil...
Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo
Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya islamarkaana ah...
Bay Governor escapes suicide attack, 3 dead
A regional governor in Somalia has escaped a suicide bombing that killed at least three people, including two of his bodyguards, officials...
Ismail Omar Guelleh wins Djibouti presidential poll
President Ismail Omar Guelleh was declared the winner in Friday's presidential election in Djibouti.
"Thank you for your trust,...
Is-miidaamin ka dhacday Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamiin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti...
DF Soomaaliya oo warqad la xiriirta doorashooyinka u dirtay QM
Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha doorashooyinka,