DEG DEG: Weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday Hoteel SYL

0

MUQDISHO (SMN) – Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay afaafka hore ee Hoteel SYL oo ku hor yaala Madaxdooyada Soomaaliya.

 

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in rag dagaalamayaal ah ayaa la sheegaya in ay gudaha hoteelka ka dagaalamayaan.

Hotel SYL waxaa degan Xildhibaano iyo mas’uuliyiin Dowladeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here