Doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare oo maanta ka dhaceysa Jowhar

0

JOWHAR (SMN) – Doorashada HirShabelle ee Aqalka Sare ayaa mareysa meel xasaasi ah, waxaana maanta markale magaalada Jowhar lagu dooranayaa saddex kursi oo kale oo ka mid ah Golahaasi.

Kuraastan ayaa waxaa ku kala tartamaya musharixiinta kala ah:

1:Musharax Xasan Iidow Muxumed
2:Musharax Cabdinuur Ibraahim nuur
3 :Musharax Cismaan Axmed Macow

1:Musharax Cismaan Maxamuud Dufle
2:Musharax Maxamuud  Axmed Nuur tarsan
3: Musharax Raage Xasan Xuute

1: Musharax Cali Shacbaan Ibraahim
2: Musharax Caballe Xuseen Cabdi
3: Musharax Caasho Xuseen Abuukar
4: Musharax Cabdulahi tawaad
5: Musharax Cabdiqaadir Xanafi

Shalay ayey si rasmi ah u bilaabatay doorashada HirShabelle ee Aqalka Sar,  iyada oo lagu wado in lasoo gaba-gabeeyo beri oo Khamiis ah, kuna beegan 16-ka September.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here