Dowladda Soomaaliya oo deeq lacageed kala wareegtay Turkiga + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macalin ayaa Safiir ku xigeenka Safaarada Turkiga Md Armağan Ardoğa kala wareegay deeq lacageed oo dhan $50,000 oo doolar.

 

deeqdaan lacageed oo ay soo dhiibtay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka u qaabilsan Dowlada Turkiga ee AFAD ayaa ugu talagashay in lagu kaalemeeyo dadkii ay saameeysay Daadadkii roobabka ElNino  oo saameyn ba’ab ku yeeshay dalka.

Gudoomiye Maxamud ayaa aad ugu mahadceliyay garab istaaga joogtada ah ee dowladda aan walalaha nahay ee turkiga ay u muujiyaan shacabkeenna.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here