Duulimaadyadii diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde oo dib loo fasaxay

0

MUQDISHO (SMN) – Maareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho Cabdinaasir Maxamuud Gurey ayaa sheegay in dhamaan la lafasaxay Duulimaadka iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade international Airport Ee Muqdisho .

Mareeyaha garoonka ayaa sheegay in ay dhamaatay Doorashadii awalba loo hakiyey iyo bandowgii muqdisho shalay saarnaa.

Waxa si caadiya u socota shaqada Iyo Dulimaadyada Garoonka Aden cade international Airport Maanta oo isniin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here