Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay wafdi caalami ah + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta  xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda International Medical Corps – IMC.

 

Wafdigan caalamiga ah ayaa waxaa horkacayay madaxa hay’adda IMC ee Somalia Mr Ronald-Paul Veilleux.

Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo dardargalin lahaa arrimaha gurmadka bani’aadmnimo islamarkan la isaga kaashan lahaa caqabadaha soo food saaray gargaarka ee lagaarsiinayo shacabka Soomaliyeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here