Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo la kulmay Cumar Cabdirashiid + Sawirro

0

GAROOWE (SMN) – Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Dalka Mud. Cumar Cabdirashiid Cali.

 

Kulankan ayaa qayb ka ah kulamo isdabajoog ah oo Hoggaamiyuhu la qaadanayey madaxda Dawladda Federaalka, Madaxda Puntland, Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka Soomaliyeed ee ku sugan Caasimadda PL ee Garoowe.

Labada masuul ayaa kulankan waxa isaga xog-waraysteen xaaladaha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo iyo guud ahaan Soomaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here