Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

0

NEW YORK (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.

 

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda shirkaas ka qeyb-galayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here