Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay isimada Puntland

0

MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay ka mid yihiin Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Suldaan Mursal, iyo Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi, iyo marti sharaf kale.

 

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray baahiyaha ka jira deegaannada, iyo xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa shacabka iyo dowladdooda, si loo gaaro xasillooni iyo horumar waara.

Kulakan ayaa imaanaya xili uu khilaaf xoogan oo dhanka siyaasada ah udhexeey maamulka Puntland iyo dowlada federaalka soomaaliya kuwaasi saaxada siyaasada kukala maqan dhowr sano wallow ay jireen kulamo xal looga gaari lahaa oo dhianacyo isugu yimaada balse aan kasoo bixin natiijo wax ool kaso bixin.May be an image of dais and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here