Aragtida Shacabka: “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku naas nuujinayaa” 11/04/2026 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO – Shacabka ku nool Muqdisho qaarkood ayaa fekerkooda ka dhiibtay shidaalka Turkiga uu ka qodayo xeebaha dalka Soomaaliya. “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku naas nuujinayaa”.