Muqdisho — Xasan Cali Khayre ayaa shacabka ku nool magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka qeyb galaan bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa shacabka ugu baaqay inay isugu soo baxaan fagaarayaasha magaalada, isagoo sheegay in loo baahan yahay “in dalka la badbaadiyo,” isla markaana dadka looga baahan yahay inay kasoo baxaan degmo kasta iyo deegaan kasta oo ka tirsan caasimadda.
DAAWO.




