Olole nadaafadeed oo xalay laga sameeyay degmada Yaaqshiid + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Maamulka Degmada Yaaqshiid iyo Agaasimka Guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah caawa olale Nadafadeed ka sameeyay Isgoyska Fagax illaa iyo ceel tuba-weyne ee Magaalada Muqdisho.

 

Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Suleymaan Fargax ayaa ugu baaqay ganacsatada ku ganacsata hareeraha laamiga in ay ilaaliyaan Nadaafada iyo Bilicda, isla markaana lala xisaabtami doonno ciddii ku xad-gudubta.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here