Taliyaha Xarunta Isku-dubaridka Howgallada Wadajirka ah oo Furay Kulan Aqoon Is-weydaarsi ah
Muqdisho – Taliyaha Xarunta Isku-dubaridka Howgallada Wadajirka ah, S/Gaas Maxamed Cali Bariise, ayaa kulan aqoon is-weydaarsi ah u furay saraakiil ka kala socday qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Kulankan aqoon is-weydaarsiga ah oo ay soo agaasintay Madaxa Hoggaanka Isku Xirka Shacabka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CIMIC), G/sare Iimaan Maxamuud Cali, ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo Hoggaamiye KMG ah u magacaabay Koonfur Galbeed
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi in uu noqdo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Magacaabistan ayaa timid kadib xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni oo dhawaan ka dhacay deegaannada Koonfur Galbeed, kuwaas oo sababay isbeddel ku yimid hoggaanka maamulkaasi.
Ciidamada...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyey Kulanka Afar-Billaha ah
Muqdisho - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa guddoomiyey kulankaa afar billaha ah ee iskuduwidda iyo hirgalinta Qorshe Howleedka.
Kulanka oo isugu yimaadeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta iyo hoggaanka IOM ayaa looga arrinsaday iskuduwidda howlaha hortabinta leh sida; Xasillinta, Dib u heshiisiinta iyo Xalkawaara. Kulanka ayaa...
Somalia’s Deputy Prime Minister Launches Agriculture Coordination Platform in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Wednesday inaugurated a new agriculture coordination platform established by the Ministry of Agriculture and Irrigation, aimed at strengthening collaboration and harmonizing agricultural development programs across the country.
The platform brings together various government ministries and international agencies, including the Food and Agriculture Organization (FAO) and the World Food Programme...
Speaker of Somali Parliament Meets Southwest State Ministers to Review Public Services
BAIDOA, Somalia — The Speaker of the House of the People of the Federal Republic of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), met Monday with interim ministers of the Southwest State during an official visit to Baidoa.
Opening the meeting, Sheikh Adan briefed participants on the purpose of the delegation’s visit, emphasizing the importance of accelerating ministerial work to ensure...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay sii-hayeyaasha wasiirrada Koonfur Galbeed
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, ayaa maanta kulan la qaatay sii-hayeyaasha wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Guddoomiyaha oo kulanka furay ayaa ka qeyb galayaasha warbixin ka siiyay ujeedka safarka wafdiga uu hoggaaminayo ee Baydhabo, isagoo ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la dardargeliyo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaali oo Daah-furay Madasha Isku-duwidda Qaybta Beeraha
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta beeraha oo ay hirgelisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, taas oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo isku-duwidda barnaamijyada horumarinta beeraha dalka.
Madashan ayaa waxaa ka qayb galaya wasaarado kala duwan iyo hay’ado caalami ah oo ay ka mid yihiin FAO iyo WFP, kuwaas...
EU prioritises political stability and governance support in Somalia
Mogadishu — The European Union has reaffirmed that support for Somalia remains a top priority, particularly in advancing political solutions and strengthening stability, according to officials.
Francesca Di Mauro, the European Union ambassador to Somalia, made the remarks in an interview with United Nations Development Programme communications, highlighting the importance of cooperation between the bloc and the UN agency in...
Somalia intelligence operations destroy Al-Shabaab bomb sites, kill fighters
Mogadishu — Somalia’s intelligence agency said Wednesday its forces, working with international partners, carried out coordinated operations that destroyed facilities used by Islamist militants for bomb-making, weapons repair and fighter mobilisation.
The National Intelligence and Security Agency (NISA) said the first operation targeted hidden sites in Kuunyo Barrow, in the Lower Shabelle region, where the Al-Shabaab group allegedly manufactured explosives and...
Somalia parliamentary speaker meets commanders in Baidoa after road-clearing operation
Mogadishu, Somalia — Somalia’s parliamentary speaker held a high-level security meeting in the interim South West regional capital of Baidoa on Wednesday with senior army commanders following operations to secure a key road linking the city to the capital, officials said.
Sheikh Adan Mohamed Nur, commonly known as Madoobe, met officers of the Somali National Army, including commanders from the...











