Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika

ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalkeenna oo wax tar u leh gobolka iyo guud ahaan caalamka.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka...

Mahad Salaad oo ka qayb galay shir looga hadlaya amniga bariga Afrika

MOMBASA (SMN) - Agaasimaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya.   Shirkaan ayaa looga hadlayaa iskaashiga dhinaca ammaanka iyo isdhaafsiga macluumaadka muhiimka u ah xasilloonida, si loo helo bariga Afrika oo nabad ah kana caagan wax kasta oo wax u...

AU team in Somalia over drawdown plans, posting ATMIS strategy

MOGADISHU, Somalia - The African Union's high-level delegation arrived in Mogadishu, the capital of Somalia, Saturday evening to assess the ongoing troop withdrawal, whose second phase began in December 2023.   The African Union Mission in Somalia (ATMIS) said the AU team, which is led by Alhaji Sarjoh Bah, the director of conflict management within the Political Affairs, Peace and Security...

Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Madaxa IGAD ee Soomaaliya.   Danjire Maxamuud Cabdi Axmed ayaa hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga iyo dhinacyada Hourmarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur...

Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya xadgudubka Itoobiya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelan doona kulan albaabada u xiran oo looga hadlayo xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhalatay heshiiska Badda uu Abiy Axmed la galay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi 1-dii bishan.   Faransiiska ayaa soo qabanqaabiyay kulankaas oo ka jawaabayay codsigii Soomaaliya, iyagoo walaac ka muujiyay heshiiska Itoobiya ay...

UN security council to convene over Ethiopia-Somalia tension

NEW YORK – UN Security Council members will convene this afternoon for closed consultations to address the situation between Ethiopia and Somalia under the “Peace and Security in Africa” agenda item.   According to a think tank, the Security Council Report, France, holding the Council’s presidency for January, organized the consultations upon Somalia’s request in a letter dated 23rd January, citing Article...

Ilhan Omar condemned on social media after passionate speech supporting Somalia

WASHINGTON - Rep. Ilhan Omar (D-MN) was harshly criticized by conservatives on social media Sunday after a video was shared showing her speaking about her support for Somalia, the nation from which she hails.   In the video, the liberal Minnesota leader was addressing a crowd in a Minneapolis hotel when she spoke about Somaliland and the unrecognized state's deal with Ethiopia,...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabay wasiiro cusub

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi ayaa goordhow sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Ra’iisul wasaare Xamza ayaa Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) u magacaabay wasiirka beeraha iyo waraabka halka Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) isna loo magacaabay wasiirka howlaha iyo iyo guryeynta, sida lagu sheegay wareegtada kasoo baxday xafiiskiisa. Sidoo kale wareegtada ayaa...

Taliska Booliska oo diray farriin la xiriirta ciyaarta Galmudug iyo HirShabelle

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda, si ay u ilaaliyaan xasiloonida amniga.   Qoraal kasoo baxay Boliiska ayaa lagu yiri sidatan:- Farriin Nabadeed Muwaadin cayaaruhu waa isdhexgal Bulsho iyo aalad lagu muujiyo nabada iyo hormarka dalka ka jira. Hadaba, ka qeyb qaado sugida amniga ka hor cayaarta. Inta cayaartu...

SODMA commissioner meets with KSrelief head in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Mohamud Moalim, SODMA commissioner had the opportunity to meet with Dr. Abdalla Rabi'a, advisor to the King of Saudi Arabia and head of KSrelief on Sunday in Mogadishu.   During our meeting, they discussed potential opportunities for collaboration for disaster resilience projects that provide vital services to Somali people. Saudi aid agency KSrelief on Sunday launched 24 humanitarian aid...

WARAR KALE

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...

Clan Militia Mobilizes in Beledweyne Over Defense Minister’s Threatening Remarks

BELEDWEYNE, Somalia - Heavily armed fighters from the local Macawisley clan militia loyal to the Xawaadle sub-clan have launched intensive military movements across the strategic...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed oo cambaareeyay dilal ka dhacay Sool iyo...

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool...