Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabay wasiiro cusub

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi ayaa goordhow sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.

 

Ra’iisul wasaare Xamza ayaa Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) u magacaabay wasiirka beeraha iyo waraabka halka Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) isna loo magacaabay wasiirka howlaha iyo iyo guryeynta, sida lagu sheegay wareegtada kasoo baxday xafiiskiisa.

Sidoo kale wareegtada ayaa lagu sheegay in isla maanta ay dhaqa- gashay magacaabistan, kadib markii uu saxiixay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here