Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Libya condemns terrorist attack in Mogadishu

TRIPOLI, Libya - The Ministry of Foreign Affairs of the Government of National Unity has condemned the attack that targeted a training center in the Somali capital, Mogadishu, and resulted in the death of four officers.   In a statement on Monday, the Ministry called for intensifying efforts to support the people of Somalia, and to continue providing all forms of...

Somalia President offers condolences to UAE after officers killed in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh held a meeting with Ambassador Ahmed Juma Al-Rumaithi at the Embassy of the United Arab Emirates in Mogadishu.   They discussed ways and means to further enhance the longstanding bilateral relations between the two countries. President Hassan conveyed his condolences to the government of the UAE and the...

Faah-faahinta dab ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Seybiyaano + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Dab xoog leh ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho.   Dabkan ayaa saameeyay dhoor ganacsi oo halkaasi ku yiilay, isaga oo bur buriyay hantidii ku dhex jirtay. Gaadiidka gurmadka ee Dab-damiska oo goobta soo gaaray ayaa ku guulystay in ay damiyaan dabkan, ayna ka badbaadiyaan inuu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho, kadib toogashadii dhowaan ka dhacday xerada Janaraal Goordan, taas oo lagu dilay saraakiil u dhashay dalkaasi.   Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Sidoo kale Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay ahmiyadda xiriirka soojireenka...

Wasiir Fiqi oo qaabilay xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wehliyaan siyaasiyiin iyo hoggaaomiyeyaal reer Awdal.   Kulanka ayaa looga hadlay sidii  hal meel looga soo wada jeedsan lahaa ka hortagga damacia gurracan ee Itoobiya ay ku doonayso qeyb ka mid ah dhulka...

Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha uu Madaxweynuhu kormeeray, kuwaasi oo wajiyadooodu laga dheehan karay farxad. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay...

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo xiriir la sameeyay dhiggiisa dalka Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha  nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa uga tacsiyeeyay xukuumadda, shacabka iyo ciidanka dowladda aan walaalaha nahay ee Imaaraadka geerida saraakiisha Imaaraadka ahaa ee ka dhalatay weerarki argagixiso ee ka dhacay xerada Goordan.   Saraakiisha geeriyootay ayuu sheegay...

Daawo: Macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday degmada Wadajir, kadib markii macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmadaasi.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Macalow Abiikar, wuxuuna kamid ahaa macallimiinta iskuulka Siidii ee degmada Wadajir. Wararka ayaa sheegaya in Macallinka lagu dilay Toorey, kadib markii uu soo weeraray wiil...

President Hassan Sheikh meets with female MPs at Villa Somalia

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh held a consultative meeting with female parliamentarians from both chambers of the Federal Parliament.   The meeting at Villa Somalia addressed critical issues, including the completion of the constitution-making process, the fight against international terrorists, and ensuring women’s full and effective participation in national political agendas. The President expressed appreciation for the significant...

Ethiopian PM Abiy Inaugurates Gode Ugaas Mirad Airport In Somali Region

Addis Ababa - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed (PhD) today inaugurated the Ugaz Mirad Airport in Gode, Somali region, a significant project undertaken by Ethiopian Airlines, the Office of the Prime Minister disclosed.   After inaugurating the airport, Prime Minister Abiy noted, “This new passenger terminal and airport aims to facilitate equitable development access and offer convenient services.” This new airport, with...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska oo Khudbad Ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay...

Soomaaliya oo Saddex Maalmood Hoos u Dhigtay Calanka Qaranka Geerida Amiirkii Hore ee Qatar...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Somali Special Forces Kill Seven Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle Raid

MOGADISHU – Somalia's elite Danab special forces killed seven Al-Shabaab fighters, including a local commander, during a planned overnight operation in the Lower Shabelle...