Dowladda Masar Oo Hoos U Dhigtay Isticmaalka Shidaalka
Qaahira – Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xakameynayo isticmaalka shidaalka iyo maaraynta kharashaadka, kadib kororka qiimaha tamarta ee ka dhashay dagaalka ka socda gobolka Bariga dhexe.
Ra’iisul Wasaare Mostafa Madbouly ayaa sheegay in mashaariicda waaweyn ee ku lug leh shidaalka iyo naaftada lagu hakindoonto ugu yaraan laba bilood, halka qoondada shidaalka ee baabuurta dowladda la dhimayo...
Somali national forces conduct military operation against Al-Shabaab in daynunay
Mogadishu – Somali National Security Forces, continuing their operations against Al-Shabaab militants, have successfully carried out a planned military operation in the Daynunay area near Baydhabo in the Bay region.
During the operation, the forces dismantled roadblocks that had been set up by the militants to disrupt civilian movement and transport. The operation resulted in the deaths of more than...
Dowlada Soomaliya oo sheegay inay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka Daynuuney
Muqdisho – Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, ayaa cagta mariyay jidgooyooyin ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku lahaayeen nawaaxiga deegaanka Daynuuney ee Gobolka Bay.
Hawlgalkaasi ayaa lagu dilay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu guuleystay in la burburiyo isbaarooyinkii ay halkaas ka sameysteen.
War-saxaafadeed...
Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay kulan ku saabsan sare u qaadidda hoggaaminta haweenka
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed socon doona muddo laba cisho ah, kaas oo diiradda lagu saarayo sare u qaadidda hoggaaminta haweenka Soomaaliyeed.
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Dhaqdhaqaaqa Sinnaanta Jinsiga Soomaaliyeed (SOMGEM), ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyeyaasha haweenka, ururrada haweenka...
Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay shirkadda Somali Ship Register Limited
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis is-afgarad (MoU) la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited, Mudane Çağdaş Oykun Saltaş.
Heshiiskan ayaa lagu dhisayaa nidaam rasmi ah oo lagu diiwaangeliyo maraakiibta Soomaaliyeed, si ay u qaataan calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Tallaabadan ayaa muujinaysa dadaalka joogtada ah ee dowladda...
Parliament speaker raises alarm over alleged Turkish drone involvement in SouthWest State conflict
BAIDOA, Somalia - The speaker of Somalia’s South West state parliament, Dr. Ali Said Fiqi, has expressed strong concern over reports that Turkish-made drones were used in fighting against regional administration forces, warning of a troubling shift in Ankara’s role in the Horn of Africa nation.
In a statement posted on social media platform X, Fiqi described the alleged use...
Cali Saciid Fiqi oo ka digay faragelinta diyaaradaha Turkiga ee ka dhanka ah ciidanka Koonfur Galbeed
BAIDOA, Soomaaliya – Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Fiqi, ayaa walaac xooggan ka muujiyay wararka sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) ee dalka Turkiga loo adeegsaday hawlgallo ka dhan ah ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.
Guddoomiye Fiqi, oo soo saaray bayaan muhiim ah, ayaa ku sifeeyay tallaabadan mid "aad looga naxo", isagoo xusuusiyay dowladda Turkiga doorkii...
Sarreeye Gaas Xaamud oo si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kadib markii dhawaan loo magacaabay hoggaanka ciidankaasi.
Munaasabadda xil wareejinta ayaa ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Asluubta, gaar ahaan dhismaha ku yaalla dhinaca Xabsiga Dhexe. Xilka waxaa si rasmi ah ugu wareejiyay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta, General Cilmi...
Somalia intelligence agency says Al-Shabaab leaders killed in 10-month operations
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has released a list of Al-Shabaab leaders killed during operations conducted over the past 10 months by its forces in coordination with international partners, the agency said in a statement.
NISA said the operations formed part of sustained efforts to weaken the militant group’s operational capacity and dismantle its senior leadership...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ka dhacay Daynuunaay
Bay - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul ka sheegtay dagaal culus oo ay la galeen kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay, kadib markii maleeshiyaadka ay isku dayeen weerar gaadmo ah.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada ay si xooggan uga hortageen weerarka, islamarkaana ay gaarsiiyeen kooxda khasaare culus.
Sida...











