Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekh Al-Azhar Shariif

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka dhan ah Khawaarijta Alshabaab iyo xaaladda kumannaanka arday ee wax ka barata Jaamacadda iyo Xarumaha Al-azhar.   Madaxweynaha oo ayaa sheegay...

Somalia`s state minister thanks Azerbaijan for its efforts during NAM chairmanship

BAKU - Azerbaijan`s Foreign Minister Jeyhun Bayramov has met with State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia Ali Mohamed Omar on the sidelines of the 19th Summit of NAM Heads of State and Government in the Ugandan capital of Kampala.   During the meeting, the sides discussed the prospects for cooperation. Minister Jeyhun Bayramov noted...

Maxkamadda Ciidamada oo digniin u dirtay askarta ku sugan furimaha hore

CAAD (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee gbolka Mudug, Cabdullahi Abuukar Xasan oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa digniin u diray ciidamada ku sugan deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab.   Cabdullahi Abuukar ayaa sheegay in ciidamada looga baahan yahay in aysan dhibaateyn shacabka ku sugan meelaha ay ka howlgalayaan. Sidoo kale wuxuu kula dardaarmay ciidamada inay laba jibaaaraan dadaalkooda ku...

Somali, foreign forces kill Al-Shabaab fighters in a joint operation

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Intelligence and Security Agency , with the help of foreign partners, has carried out a planned operation to kill members of Al-Shabaab in the Fidow area of ​​the Hiran region.   The operation which was conducted on Friday killed 7 members of the Al-Shabaab group, three of whom were senior leaders, according to a statement...

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka maamulka Puntland oo la magacaabay

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland.   Guddoomiye Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa fadhiga furay, iyadoo ajanduhu ahaa magacaabida xubnaha Guddiga joogtada...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay soo xirto madaxweyne Muuse Biixi

MUQDISHO (SMN) - Garyaqaan Cabdiqani Axmed oo ka qayb-galay shirkii Madasha Garyaqaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda ee ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya.   Garyaqaanka ayaa usoo u jeediyay dowladda Soomaaliya inay qaab sharci u wajahdo xadgudubka Itoobiya. Sidoo kale wuxuu kula taliyay xeer ilaalinta qaranka inay waaran soo qabasho ah u jarto madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse...

Al-Shabaab carries out gun and bomb attack in Kahda district, Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - An attack took place in Mogadishu's Kahda district on Friday night, shattering a relative calm that has been witnessed since Hassan Sheikh took office.   The Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab was reported to have carried out an ambush gun attack targeting a military police checkpoint in the district, according to the witnesses. An official said the attack was repelled by...

Somali president Hassan Sheikh embarks on a visit to Egypt at El-Sisi’s invite

CAIRO, Egypt - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Cairo on Friday evening to begin an official visit to Egypt at the invitation of President Abdel-Fattah El-Sisi.   The current Egypt visit is Mohamud's second trip since he returned after winning a historic reelection in May 2022 to lead the long-chaotic Horn of Africa country. Mohamud and El-Sisi are scheduled to hold...

Faah-faahinta: Qarax iyo weerar culus oo ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, kaas oo saameyn ku yeeshay dadka deegaanka.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Boolis Milataaro ku leeyihiin halkaas, waxaana kadib xigay iska hor imaad toos ah. Saraakiisha ammaanka ayaa...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Masar + Ujeedka

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas.   Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsan doona xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Sidoo kale waxa ay mudnaan siin doonaan...

WARAR KALE

Danjiraha cusub ee Brazil oo lagu soo dhaweeyay Safaaradda Soomaaliya

Muqdisho – Danjiraha cusub ee Dowladda Brazil u soo magacawday Soomaaliya, João Alfredo dos Anjos Júnior, ayaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Xarunta...

Deputy PM: Somalia government, opposition agree to continue election talks

MOGADISHU — Somalia's federal government and opposition groups have held two days of talks in Mogadishu aimed at resolving disputes over the country's electoral...

NUSOJ Condemns Politically Motivated Arrest and Continued Detention of Female Journalist by Puntland Authorities

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the arbitrary arrest and continued detention of female journalist Suways Jama Mohamud (Suways Ga’ayte) by...