Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo Ku Baaqay Dib-u-Heshiisiin

Muqdisho  – Odayaasha dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku baaqay in la sameeyo dib-u-heshiisiin ballaaran oo ka dhaqan gasha deegaannada maamulkaasi.   Odayaasha ayaa sheegay in ay bilaabeen dadaallo ay ku doonayaan in lagu heshiisiiyo dhinacyada mucaaradka iyo muxaafidka ee Koonfur Galbeed. Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen in aysan aqbali karin in khilaafaadka jira ay sababaan burbur...

Koonfur Galbeed oo Amar Ka Soo Saartay Duulimaadyada Garoomadeeda

Baydhabo – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saartay amar cusub oo ku saabsan duulimaadyada ka degaya deegaannadeeda.   War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in diyaarad kasta oo aan haysan ogolaansho rasmi ah oo ka timid maamulka Koonfur Galbeed aysan ka degi karin garoomada diyaaradaha ee maamulkaasi. Go’aankan ayaa la sheegay inuu...

Ciidanka Gorgor ee Soomaaliya oo Howlgal Ka Fuliyay Warciise, Lagu Beegsanayo Al-Shabaab

MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmada Warciise ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo si toos ah u beegsaday Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha.   Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ku ciribtirayo Al-Shabaabka ka howlgala gudaha dalka, waxaana si gaar ah...

Somali Elite Forces Carry Out Targeted Operation Against Al-Shabaab in Middle Shabelle

MOGADISHU, March 23, 2026 – Somali National Army (SNA) forces, including the elite Gorgor Commandos, carried out a carefully planned operation in areas under the Warciise district of Middle Shabelle region, targeting Al-Shabaab militants, officials said.   The operation is part of ongoing efforts by Somali security forces to dismantle Al-Shabaab, that continue to threaten civilians and destabilize the region. According...

Somalia Announces Nationwide, Transparent Election Process

MOGADISHU, March 23, 2026 – Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation has informed the public that the country is entering a nationwide election phase, which will be transparent and conducted in accordance with national laws.   The ministry said that elections are a constitutional right of every citizen and play a key role in strengthening public trust, promoting accountability,...

Midowga Yurub oo Xoojiyay Howlgalada Xeebaha dalka Soomaaliya

BRUSSELS – Dowladaha Midowga Yurub ayaa ku heshiiay in la kordhiyo howlgalada badeed ee ka socda xeebaha Soomaaliya iyo Badda Cas, iyagoo ka digay in la sameeyo tallaabo militari oo toos ah oo lagu taageero Mareykanka, xilli xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ay sii xoogeysanayso. Maraakiib dheeri ah iyo qalab cusub ayaa loo diri doonaa howlgalka EU Naval Force...

EU to Boost Naval Missions off Somalia, Red Sea, but Holds Back on Direct US Military Support

BRUSSELS — European Union leaders agreed to reinforce naval operations off the coast of Somalia and in the Red Sea, while stopping short of committing to direct military support for the United States as tensions between Washington and Tehran escalate.   In a joint statement issued after an EU summit, leaders said they would increase ships and assets under the EU...

Barnaamijka “Garnaqsi” ee Shabelle oo lagu falanqeeyay doorka dhalinyarada iyo doorashooyinka

Muqdisho – Barnaamijka dood-wadaagga ah ee “Garnaqsi” oo ay qabato Warbaahinta Shabelle ayaa lagu qabtay xarunta warbaahinta ee magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada iyo arrimaha doorashooyinka dalka.   Barnaamijka ayaa waxaa kasoo qeyb galay boqolaal dhalinyaro ah oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo ka kala yimid Degmooyinkad kala duwan ee magaalada Muqdisho. Intii uu socday doodda, waxaa...

Southwest State Appoints Election Committee Amid Federal Dispute

Baidoa — Authorities in Baidoa, the administrative capital of Southwest State, have appointed a new election committee in what officials described as a swift response to a directive from Ministry of Interior Somalia that has fueled tensions in the region.   In a statement, the Southwest administration said the formation of the committee is part of efforts to safeguard governance structures...

Somalia Sends Condolences to Qatar, Turkey Over Deadly Helicopter Crash

Mogadishu — The Federal Government of Somalia has expressed its condolences to Qatar and Turkey following a helicopter crash off the Qatari coast that left seven people dead, officials said.   In a statement, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs said the helicopter went down in Qatar’s territorial waters while carrying out a routine mission. The government voiced deep sorrow over the...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...