Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Koonfur-Galbeed oo magacaawday Guddiga Doorashada kadib muran ka dhashay warqadda DFS

Baydhabo – Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa magacaabay Guddiga Doorashada, tallaabadaas oo lagu sheegay in ay jawaab degdeg ah u tahay warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo lagu eedeeyay in ay sababtay kala qeybsanaan ku saabsan dadka iyo deegaanada Koonfur-Galbeed.   Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Koonfur-Galbeed ayaa lagu sheegay in magacaabista guddigan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu...

Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay u gudbeyso doorashooyin loo dhan yahay

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wargelisay shacabka Soomaaliyeed in dalka uu galayo marxalad doorasho oo loo dhan yahay, daahfuran, kuna saleysan shuruucda dalka.   Wasaaraddu waxay sheegtay in doorashadu tahay xaq dastuuri ah oo uu leeyahay muwaadin kasta, isla markaana ay door muhiim ah ka ciyaareyso xoojinta kalsoonida shacabka, kor u qaadista hufnaanta,...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Qatar iyo Turkiga kadib shil diyaardeed oo dhimasho sababay

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladaha iyo shucuubta dalalka Qatar iyo Turkiga, kadib shil diyaaradeed oo ka dhacay xeebaha dalka Qatar, kaas oo sababay dhimashada toddobo qof.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) ay ku burburtay biyaha gudaha ee Qatar, xilli ay...

Somalia parliament speaker meets Southwest elders amid rising tensions

MOGADISHU – The Speaker of Somalia’s Lower House, Sheikh Aden Mohamed Nur, held talks with traditional elders and community leaders from the Southwest State on Sunday, focusing on the deteriorating situation in the region.   The elders briefed the speaker on the political and security challenges facing the Southwest areas, stressing the urgent need for a lasting solution to ensure stability...

Diinteennu waa Saldhigga Nabadda iyo Wadajirka Umadda: Diintu Way na Midaysaa — Nama Kala Qaybiso

MUQDISHO, Soomaaliya — Culima’udiinka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo saaray baaq xooggan oo ku aaddan midnimada qaranka, iyagoo caddeeyay in diinteenna suubban ay tahay rukunka rasmiga ah ee nabadgelyada iyo wadajirka bulshada. Farriintan, oo xambaarsan hal-ku-dhegga ah "Diinteennu waa saldhigga nabadda iyo wadajirka umadda," ayaa looga golleeyahay in lagu xoojiyo wadajirka dadka Soomaaliyeed. "Diinteennu way na midaysaa — nama kala qaybiso,"...

Our Faith is the Foundation of Peace and National Unity: Religion Unites Us, It Does Not Divide Us

MOGADISHU, Somalia — Leaders and scholars in Somalia have issued a powerful call for national cohesion, declaring that the shared faith of the nation remains the ultimate bedrock of stability and collective identity. The message, built on the principle that "our religion is the foundation of peace and the unity of the people," seeks to bridge social divides. Advocates of...

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo Eedeyn U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Baydhabo – Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in hoggaankiisa uu wajahayo kala daadsanaan siyaasadeed.   Wasiirka Warfaafinta ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladda siyaasadeed ee dalka ay u baahan tahay wada-tashi iyo is-afgarad, si looga fogaado kala fogaansho sii kordha. DAAWO.

Isbeddel Lagu Sameeyay Hoggaanka Booliska Gobolka Baay

Muqdisho – Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isbeddel cusub oo lagu sameeyay hoggaanka ciidanka booliska ee Gobolka Baay, xilli gobolka uu wajahayo xaalado amni darro iyo xiisado siyaasadeed oo sii kordhaya.   War rasmi ah oo kasoo baxay taliska dhanka dowlada ayaa lagu sheegay in xilal cusub loo magacaabay saraakiil ka tirsan booliska, kuwaas oo kala ah: Taliyaha Qeybta Booliska...

Somalia police reshuffle in Bay region highlights rift with Southwest state

MOGADISHU – Somalia’s federal police command has announced a leadership reshuffle in the Bay region as authorities face worsening insecurity and deepening political tensions in the southwest.   In an official statement, the police command said new officers had been appointed to key positions, including Sadiiq Adan Ali as commander of the Bay regional police division, and Adan Mohamed Ahmed as...

Somalia regional speaker accuses federal authorities of misusing foreign-supplied weapons

BAIDOA – The speaker of the Southwest regional parliament, Ali Said Fiqi, has sharply criticised the escalating dispute between the Southwest State of Somalia and the Federal Government of Somalia, accusing authorities of misusing foreign-supplied weapons in the country’s internal political conflict.   Fiqi alleged that arms previously provided by Egypt to Somalia — intended to bolster national security and support...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...