Somalia joins FAO commission for Controlling the Desert Locust
MOGADISHU, Somalia -- Somalia on Wednesday joined the Commission for Controlling the Desert Locust in the Central Region of the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO) as its 17th member.
FAO said Somalia has made great progress since 2020 to build the national institutional and technical capacity for locust control with support from the UN food agency and partners.
Shoki...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay qaadista cunaqabateynta hubka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka Qaramada midoobay ay Cuna-qabataynta hubka uga qaadeen dalkeenna, taasi oo saarnayd muddo ka badan 32 sano.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga mahad celiyay dhammaan dowladihii taageeray go’aankan, garab istaagga ay u muujiyeen...
Sawirro: Xildhibaanada labada Gole oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Golle ee BJFS oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadn Maxamed Nuur (Madoobe) waxaana ku wehliyay ku-xigeennada Aqalka Sare ee Baarlaanka JFS.
Kulanka oo ajandihiisu ahaa akhrinta koowaad ee warbixinta iyo xisaab xirka sanad maaliyadeedka ku dhamaaday December 31-ka 2022, iyo akhrinta 1-aad ee Xeerka...
Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha maaliyadeed ee cimilada adduunka.
Go’aankan ayaa lagu dhawaaqay munaasabad ka dhacday magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo ay ka qeyb gashay Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Makhzoumi.
Wasiir Khadiija Mohamed Makhzumi ayaa...
Fiqi oo la kulmay guddoomiyaha Jaamacadda Naayif Alcarabiyah ee Cilmiga Amniga
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa booqday Jaamacadda Naayif Alcarabiyah ee cilmiga Amniga.
Wasiirka ayaa la kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Dr. Abdul Majiid Al-Benyan, waxaana kulanka looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta jaamacadda iyo hay’adaha amniga Soomaaliya ee dhinacyada tacliinta, tababarada iyo...
Two Somali civilians killed in their shops in South Africa
CAPE TOWN, South Africa - Two Somali nationals were killed in South Africa in the latest in series of xenophobic attacks against foreigners in the country.
The two shop owners were attacked and killed in their businesses by local gangs, who are furious of the foreigners working in their county, according to witnesses.
The victims were identified as Ibrahim Warsame and Abdirahin...
Egypt applauds UNSC’s decision to lift arms embargo on Somalia
CAIRO, Egypt - Egypt expressed on Tuesday its approval of the United Nations Security Council’s Resolution 2714, enacted on 1 December 2023, which revokes the arms embargo on Somalia that has been in place since 1992.
The Ministry of Foreign Affairs released a statement acknowledging that this resolution marks a significant step forward for the Somali government in its ongoing battle...
Xaalad dhanka nolosha ah oo ka taagan deegaanka Fiidow
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagan tahay deegaanka Fiidow ee gobolkaasi.
Deegaankan oo ku yaalla xadka wadaagaan Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ku fatahay wabiga Shabelle, waxaana wada gaaray biyaha, sida ay muujinayaan muuqaalo laga soo duubay dusha sare ee magaalada.
Farxaan Nuur Xasan...
Faahfaahino kasoo baxaya muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
RUSTENBURG (SMN) - Allaha u naxariistee laba muwaadin oo Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay magaalada Rustenburg ee gobolka North West ee dalka Koonfur Afrika.
Labada marxuum ayaa waxaa lagu kala magcaabi jiray Ibraahim Warsame iyo Cabdiraxiim Xasan Cali, sida uu Shabelle u xaqiijiyey guddoomiyaha Jaaliyadda gobolka waqooyi galbeed ee dalkaasi Mustafa Shirwac Cali.
Wararka ayaa sheegaya in dilka ay ka dambeeyeen kooxo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu kaga qeyb-galay dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulammo gaar gaar ah la qaatay Madaxda iyo Hay'adaha caalamiga ah ee ka soo qeyb-galay shirkaas, kuwaas oo uu kala hadlay saameynta xooggan ee...












