Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali defence minister hails decade-long security reform programme

MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi on Wednesday attended the closing ceremony of the National Security Architecture Strengthening Programme, highlighting its impact on the country’s security sector over the past decade.   Speaking at the event in Mogadishu, Fiqi said the initiative had played a key role in establishing Somalia’s national security framework, helping to unify security policies, strengthen...

Somalia cabinet reviews security operations, approves agreements and prison chief appointment

MOGADISHU — The cabinet of Somalia met for its weekly session on Wednesday, reviewing the country’s security situation and ongoing military operations against extremist groups, while approving a health agreement and endorsing the appointment of a new prisons chief.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, received a briefing from the Ministry of Defense on recent gains made...

Golaha Wasiirrada oo xilka ka qaaday Taliyihii Ciidanka Asluubta

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.   Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Wasaaradda Difaaca looga dhageystay warbixin ku saabsan guulaha laga gaaray howlgalka “Beder” ee la fuliyay bishii...

Xoghayihii Guud ee Xisbiga JSP oo is casilay

Muqdisho – Xoghayihii Guud ee Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbiga, isagoo shaaciyay khilaaf siyaasadeed oo soo jiitamayay.   War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in is-casilaaddiisu timid kadib kala aragti duwanaansho qotodheer oo kala dhaxeeyay Guddoomiyaha xisbiga, ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay horumarka Qaabdhismeedka Amniga Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo bandhigay horumarka iyo saameynta uu mashruucu ku yeeshay dhismaha iyo horumarinta hannaanka amniga dalka.   Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in mashruucan uu tobankii sano ee la soo dhaafay door muhiim ah ka qaatay yagleelidda Qaabdhismeedka Amniga...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira doorashooyinka

Baydhabo – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira hannaanka doorashooyinka, gaar ahaan doorashada madaxtinimada maamulkaasi.   Maamulka ayaa sheegay in saaxadda siyaasadeed ee doorashooyinka ay tahay mid u furan cid walba oo danaynaysa inay tartanto, isagoo sidoo kale ballan qaaday in la ilaalin doono amniga musharixiinta iyo dhammaan dhinacyada ka qayb galaya tartanka. Afhayeenka Madaxtooyada...

Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo kulan la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka

Baydhabo – Gudiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan wada-tashi ah la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha doorashooyinka ee maamulkaasi.   Kulankan ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ku leeyihiin hirgelinta doorashooyin hufan, wacyigelinta bulshada, iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka dadweynaha. Sidoo kale, waxaa...

Somali Commandos Meet Residents in Allanley to Strengthen Security Cooperation

ALLANLEY, Somalia — Officers from the 191st Unit of the 19th Brigade, 1st Division of the Gorgor Commandos met residents in the village of Allanley on Wednesday to discuss strengthening security and cooperation between troops and local communities.   The meeting, organized by elements of the Somali National Army, focused on enhancing collaboration aimed at consolidating peace and stability in parts...

Somali Army Reopens Key Road Between Mubaarak and Awdheegle After Joint Operation

MUBARAK/AWDHEEGLE, Somalia — A commander from the 143rd Battalion of the 14 October Brigade of the Somali National Army said that government forces had conducted a major operation to reopen a strategic road linking the areas of Mubaarak and Awdheegle, which had been closed for years due to insecurity.   The officer said the joint operation aimed to clear and secure...

Somali Senators Accuse Southwest President of Fueling Regional Tensions

BAKOOL, Somalia — Somali senators from the country’s Upper House accused Southwest State President Abdiaziz Hassan Mohamed, known as Lafta-Gareen, of stoking political and security tensions in the semi-autonomous region, deepening an already fragile situation.   In a sharp escalation of internal disputes, lawmakers representing Southwest State said the regional administration was fueling divisions instead of pursuing reconciliation. Senator Hussein Sheikh,...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...