Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Imaaraadka Carabta
DUBAI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta ka qaybgalay kulan gaar ah oo ku saabsanaa sidii loo abuuri lahaa xalka waara ee la xiriira isbadalka climilada.
kulanka ayaa looga hadlay xoojinta nidaamka Caafimaadka waxaana soo qabanqaabisay Hey’adda Caafimaadka Adduunka iyo Hey’adda Maraynta howlaha (UNOPS) waxa uuna qeyb ka ahaa kulan waynaha...
Beene Beene oo la kulmay Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaaday Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson
Labada mas'uul waxa ay ka wada hadleen akhbaarta farxada leh ee ku saabsan barnaamijka deyn cafinta ee Soomaaliya oo mardhow la filayo in dalka guud ahaan laga cafiyo.
Kulanka waxaan...
Suspected US drone strike hits Al-Shabaab bastion in Somalia
JILIB, Somalia - An overnight airstrike occurred in Jilib district in the Middle Jubba region, which, according to the residents has been carried out by a suspected American drone.
A source in Jilib told Radio Shabelle by phone on condition of anonymity that they heard two loud bangs last night around Al-Shabaab bases and could not verify the casualties.
Preliminary reports...
Amiirka Qatar oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Somalia
DOOXA (SMN) - Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar u magacaabay Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) oo ahaa Wasiirka Amniga gudaha...
Somalia: SNA, clan forces capture key Al-Shabaab stronghold
DHUSAMAREB, Somalia - The government forces backed by local community fighters on Monday celebrated the victory of an offensive against the al-Qaeda-affiliated Al-Shabaab.
Galmudug regional state officials congratulated the people for regaining control over new areas in the Galgadud region, mainly located in the vicinity of the capital, Dhusamareb.
The army, with the help of local forces, took over Liban Gelle,...
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay duleedka Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ka sameeyeen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Howlgalladan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab, ayada oo ciidamadu ay ku guulaysteen inay la wareegaan deegaanadaasi.
Saraakiil ka tirsan kuwa hoggaaminayay howlgalka oo la hadlay warbaahinta...
Businessman hailing from Southwest state killed in Bosaso, Puntland
BOSASO, Somalia - Unknown gunmen killed Ibrahim A/rahman Abdi, one of the famous businessmen in Bosaso who hails from the Southwest state of Somalia, witnesses said.
Ibrahim, who was the head of the community from the Southwest areas in the Bari region, was killed shortly after he left the mosque where he prayed the morning prayer.
It is not known who...
Kenyan Police repulse two terror attacks in Garissa near Somalia border
GARISSA, Kenya - Police in Kenya say they repulsed two separate attacks on their bases in Fafi, Garissa county near the border with Somalia.
Al Shabaab militants staged attacks on Alinjugur Administration Police camp and Borehole Five Administration Police camp and Jembele simultaneously.
The offensive happened at about 2am on Saturday, police said no injuries were reported on the side of...
Cali Xaaji oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayay hanaanka tamarta caafimaadka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka tamarta Caafimaadka kaasoo ay soo qabanqaabisay Hey’adda Caafimaadka Adduunka islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Wasiiro , Deeq bixiyaal iyo Agaasimaha Guud ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka.
Wasiir ka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda Federaalka...
Booliska Somaliland oo soo qabtay rag dilal ka gaystay magaalada Hargeysa
HARGEYSA (SMN) - Ciidamada Booliska Somaliland oo howlgallo baaritaano ah ka sameeyay magaalada Hargeysa ayaa kusoo qabtay rag loo haysto inay dil iyo dhaawac ka gaysteen magaaladaasi.
Falalkaas ayaa waxaa lagu beegsaday darawallada ka shaqeeya gaadiidka Takaasida ee ka howlgala caasimada Somaliland.
Ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Xamse Cabdi Saleebaan oo 23 sano jir ah...











