European Union Naval Force rescues hijacked fishing boat, pirates surrendered
MOGADISHU, Somalia - The joint EU-sponsored force responsible for maritime security along the East African coast including Somalia reports that it has rescued a fishing boat.
The fishing boat the ALMERAJ 1 was abducted last month off the Puntland coast by armed suspected pirates, a move that raised fears of new piracy activity in the northwestern Indian Ocean off Somalia.
The...
Somali President describes lifting arms embargo as a historic success
MOGADISHU, Somalia - The government has welcomed the decision of the United Nations Security Council to lift the arms embargo on Somalia after a long and hard journey.
The president of the federal government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud said that the government of Somalia after 31 years has full access to buy sophisticated weapons.
The president said that the countries...
Muxuu Sheekh Aadan Madoobe ka yiri qaadista cunaqabateynta hubka?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka u diray dadka Soomaaliyeed.
Guddoomiye Sheekh Madoobe oo xusay dadaalka Dowladda ay ku bixisay in la qaado cunaqabateynta hubka, iyo faa’iidada ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay dadaalka ay ku bixisay dowladda in la qaado cunaqabateynta hubka, faa’iidada ay u leedahay dowladnimada iyo halganka xoreynta dalka.
“Dadka Soomaaliyeed waxa aan rabaa in aan ugu bishaareeyo sanadka 32-aad in aysan...
Puntland oo lagu wareejiyay koox burcadbadeed ah
GAROOWE (SMN) - Ciidamada ilaalada xeebaha ee Ururka Midowga Yurub ayaa dadaal dheer kadib ku wareejiyay Puntland burcadbadeed dhawaan afduub ka gaysatay xeebaha bari ee maamulkaasi.
Midowga Yurub ayaa burcadda uu soo qabtay toos ugu wareejiyay ciidamada badda ee maamul goboleedka Puntland, si looga qaado tallaab adag oo sharciga waafaqsan.
Ragga lasoo qabtay ee haatan lagu wareejiyay Puntland ayaa maalmo kahor...
Golaha Amaanka oo cunaqabateynta hubka kaa qaaday Soomaaliya
MUQDISHO – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa codeeyay in in Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran in ka badan 30 sano.
14 oo ka mid ah 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ayaa codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, halka Faransiiska uu ka aamusay codeynta.
Cunaqabateyntan ayaa la saaray Soomaaliya 1992-kii si loo joojiyo qulqulka hubka ee dagaal...
UN Security Council lifts arms embargo on Somalia
MOGADISHU, Somalia -- The United Nations Security Council unanimously voted on Friday to remove the final restrictions on weapons deliveries to Somalia's government and its security forces, more than 30 years after an arms embargo was first imposed on the country.
Fourteen Council members voted in favour, one abstained. The embargo was imposed in January 1992 at the height of...
Somali president addresses COP28 climate summit in Dubai
DUBAI, United Arab Emirates - The president of Somalia joins global leaders at the Global Climate Summit in Dubai, the United Arab Emirates on Friday.
In his keynote speech at COP28, Hassan Sheikh Mohamud emphasized Somalia's critical climate challenges, including devastating floods that impacted over 2.4 million and killed over 101 people.
The head of state is dvocating equitable climate finance,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee COP28
DUBAI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa soo bandhigay saameynta xooggan ee ka soo gaartay dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed isbeddelka xooggan ee ku socda cimilada.
Madaxweynaha ayaa sheegay in daadadka ka dhashay duufaanta Elnino ay ku dhinteen in kabadan 120 qof oo Soomaaliyeed, halka...
Somali PM lays foundation stone for a new airport in Afmadow
AFMADOW, Somalia - Prime minister Hamza Abdi Barre is paying a long visit to Jubaland state, his constituency, where he is on mission to assess impact of flash floods and heavy rains.
Barre arrived in Afmadow district, a severely flood-affected town in Middle Jubba region on Thursday and met with victims, offering solace and support to those displaced by the...









