Al-Shabaab oo laba dhalinyaro ah ku dishay deegaan hoostaga gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba dhalinyaro ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay Al-shabaab ku dileen deegaan lagu magacaabo Tayeeg oo u dhaxeeyo magaalooyinka Halgan iyo Garasyaani ee gobolka Hiiraan.
Wararka ayaa sheegaya in dlka labada dhalinyarada ah uu yimid kadib markii xubno ka tirsan Al-shabaab ay jidka u galeen laba wiil oo ku socdaalayay Mooto...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay deegaanka Lafoole + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - .Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta deegaanka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay gargaar ugu qaybisay 4,350 Qoys oo kamid ah dadka deeganadodii uga soo barakacay Daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada .
Qoysaskaan ayaa dhawaan waxa ay ka soo barakaceen deeganada kala ah Sabiid, Caanoole,Mubaraak, Awdhigle iyo tuuloyin kale...
R/W Xamza oo garoon ka dhagax-dhigay dhismaha garoonka degmada Afmadow
AFMADOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Afmadow, ayaa ku tilmaamay mid guul u ah bulshada deegaanka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in degmada Afmadow ay tahay magaalo leh taariikh fac-weyn, tallaabadan lagu dhisayo garoonka cusubna ay tahay mid dib loogu soo celinayo taariikhdii iyo kaabeyaashii horumarka ee...
Gollaha Amaanka oo u codeynaya qaadista cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya
NEW YORK - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimca ah u codeynaya qaadista xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya in ka badan 30 sano.
Goluhu wuxuu cunaqabateynta saaray Soomaaliya 1992-kii si loo joojiyo qulqulka hubka ee dagaal gacanta u galayay hogaamiye kooxeedyadii xukunka ka tuuray Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, iyadoo inqilaabka uu dalka geliyey dagaallo sokeeye.
Xubnaha Gollaha...
UN Security Council due to vote on lifting arms embargo on Somalia
NEW YORK - The United Nations Security Council is due to vote on Friday to remove the final restrictions on weapons deliveries to Somalia's government and its security forces, diplomats said, more than 30 years after an arms embargo was first imposed on the country.
The council put the embargo on Somalia in 1992 to cut the flow of weapons...
Russia grain arrives in Somalia amid catastrophic floods
MOGAFISHU - Somalia received 25,000 tons of grain as humanitarian aid from Russia, which arrived in a cargo ship at Mogadishu's sea port on Thursday.
The shipment was handed over to the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) at a ceremony attended by Somali Interior Minister Ahmed Moalim Fiqi and Russian Ambassador to Somalia and Djibouti Mikhail Golovanov at the Port...
Somalia in the midst of disaster as devastating rains and floods spread
Mogadishu, 30 November 2023 – Six months after Somalia emerged from a historic drought that pushed the country to the brink of widespread famine, another climate shock has struck as heavy rains and floods batter several areas of the country. Since October when the deyr rains started, over 2 million people have been affected by torrential rains, flash and...
Why Debt Relief Is Important For Somalia’s Economic Revival
History of Somalia’s Debt ---- Somalia is in the process of recovering from the aftermath of a prolonged civil war that lasted for over two decades, resulting in widespread devastation to the nation's people, economy, institutions, and infrastructure. The country is gradually making strides in rebuilding its economy and essential institutions, aiming to shift from a state of fragility...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta + Sawirro
DUBAI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28), oo ka furmaya dalkaas.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Shirka kusoo bandhigi doona saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu ay ku yeelatay nolasha dadka Soomaaliyeed,...
Somalia sees annual economic growth of over 25% amid crisis – PM
KISMAYO, Somalia - The Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre participated in a town hall, a public forum organized by the Jubba Valley Institute in Kismayo last night.
The Prime Minister took questions from the audience about the political situation, the economy, the security of Somalia, the war on Al-Shabaab, flood relief, and other issues.
Barre noted that his government...












