Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali police to take over security of areas vacating by AU troops

MOGADISHU, Somalia - The Federal and regional police commanders held a meeting in Mogadishu, the Somali capital to discuss the security of the country ahead of ATMIS exit.   At the end of the three-day forum, the spokesperson of the Somali Police Force, Sadik Aden Doodishe said the participants talked about the general security of the country and how to ensure security...

SoDMA oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan Sugnaanta Cuntada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigenka Hay'adsa Maareynta Musiibooyinka XJFS Muddane Dr Ahmed Abdi Aadan ayaa soo xiray tababar ciwaankiisu yahay Tilmaamayaasha Sugnaanta Cuntadda iyo ( Food Security and Nutrition Indicators Training).   Tababarkan waxaa soo qaban qaabiyay waaxda u adkeysiga aafooyinka iyo xalalka waara ee Barakacayaasha ee Hay'dda gaar ahaan qaybta sugnaanta Cuntada iyo nafaqeynta IPC, waxaana taaba gelinayay hay'adaha...

Somalia sticks to its stance on Israel’s invasion of Gaza Strip

RIYADH, Saudi Arabia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud supported his Prime Minister's recent remarks on his government's position on the Israeli attack on Gaza.   In his speech at the Saudi-Africa summit that opened on Friday in Riyadh, Saudi Arabia, Mohamud called for an immediate ceasefire and the delivery of humanitarian aid to Gaza. The President of Somalia has highlighted the...

Xamza oo war kasoo saaray amniga dalka iyo xaaladda soo korortay ee Roobabka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka qayb galay munaasabad casho ah oo Taliyaha Ciidanka Boolisku u sameeyey ka qayb galayaashii shirka Amniga Qaranka gaar ahaan Booliska, ayuu ka sheegay in Xukuumadda ka go’antahay tayeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey go’aanadii ka soo baxay shirka, isagoo tilmaamay in...

Duqa Muqdisho oo kormeeray goobaha ay biyaha dhigeen roobabka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Magaalada Muqdisho, asigoona warbixin ka dhageystay Guddiga maareynta & xal u helida saameynta uu reebay Roobabkaasi.   Guddiga ayaa sheegay in inta badan goobihii ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka...

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamo amniga kala wareega ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ammaanka dalka, kadib markii uu soo dhammaaday shir guud oo ay amniga ka yeesheen saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.   Sadiiq Doodishe aya sheegay in dowladda dhexe ay diyaarineyso ciidamo boolis ah oo amniga la wareega marka ay ATMIS ka baxdo...

Somali president meets with Ethiopian PM in Saudi Arabia

RIYADH, Saudi Arabia - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has conferred with President Ismail Omar Guelleh of Djibouti and President Hassan Sheikh Mohamed of Somalia on the sidelines of the Saudi-Africa Summit.   The PM wrote, “On the sidelines of the Saudi-Africa Summit I have conferred with my brothers President Ismail Omar Guelleh of Djibouti and President Hassan Sheikh Mohamed of...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay madasha iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika

RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga walaalaha Falastiin iyo joojinta duqeynta ka socota Qasa.   Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda iyadoo ay barbar socdaan...

Gobolka Banaadir oo howlo biyo saaris ah ka sameeyay waddooyinka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo  celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay dadaal xoogan ugu jirto maareynta iyo xal u helidda saameeynta biyaha roobabka ee xiray waddooyin kamid ah Muqdisho.   Agaasimaha Guud ayaa xusay in lagu guuleystay biyo dhaamin iyo nadaafad laga sameeyay warta Nambar afar,afisiyooni wadada 21-ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya + Sawirro

RIYADH (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Abiy Axmed Cali.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta iskaashiga labada dowladood oo darisi ah. Madaxweynaha Sacuudiga kaga qayb gali doona Saddex shir oo kala ah 1- Shirka Jaamacada...

WARAR KALE

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dekedda Seattle

MUQDISHO - Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa booqasho ku tagay dekedda weyn ee magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, kadib...

Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Farsoleey ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe ku dishay xubno ka tirsanaa...

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegay inay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha...