Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

At least 14 killed in flash floods in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Flash and riverine floods caused by heavy rains have killed at least 14 people in Somalia, the United Nations humanitarian agency said Saturday.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said since the start of the 2023 seasonal deyr (October to December) rains, floods have affected at least 405,652 people, with deaths mostly in...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalkii ka dhacay magaalada Jowhar

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Danab iyo ilaalada madaxtooyada HirShabelle.   Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa lagu sheegay in wasaaraddu ka xun-tahay dhacdadii shalay ka dhacday nawaaxiga garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar. Sidoo kale waxa ay...

Jubbaland oo qaylo dhaan kasoo saartay xaaladaha ka jira deegaanadeeda

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud oo la hadlay warbaabinta ayaa ka warbixiyay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan daadadKa ku dhuftay gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Cabdulqaadir Xaaji ayaa sheegay in Jubbaland ay ku dhufteen roobab daadad xoogan wata iyo fatahaado uu sameeyay wabiga Jubba ee mara deegaanada maamulkaasi. Inta badan degmooyinka Jubbaland ayuu sheegay...

Cali Guudlaawe oo saxiixay sharciyo iyo degmooyin cusub + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya hirgelinta hannaan ku dhisan sharci iyo xeerar xoojiya awoodda Dowladda ayaa saxiixay Hindise sharciyeedyada kala ah:-   -Hindise Sharciyeedka Wado Marista. -Hindise Sharciyeedka Xakameynta Hubka fudud. -Hindise Sharciyeedka Diiwaan gelinta Hay'adaha aan dowliga ahayn. -Miisaaniyad sanadeedka Dowladda Hirshabelle ee 2024-ka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale XEER kusoo saaray dhaqan-galka ansixinta degmooyinka kala ah: -Gamboole -Farlibaax -Cali Gaduud -Moqokori -Raage...

Somaliland leader breaks silence on Gaza massacre by Israel

HARGEISA, Somalia - The president of Somaliland, Muse Bihi Abdi, broke the silence about the ongoing massacre in Gaza by Israel. He joined a chorus of condemnations.   Speaking at the commemoration of the 30th anniversary of the establishment of the Somaliland Police Force, Bihi accused the West of being complicit in the Gaza atrocities. "US president Biden and UK PM Sunak...

Wafdi ka socda maamulka Jubbaland oo gaaray gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jeemis oo kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Degmada Doolow oo uu ku fatahay Webiyadda Jubba iyo Daawo.   Wasiir kuxigeeenka oo ay wehliyaan agasimaha waaxda Gargaarka Wasaaradda, Gudoomiye kuxigeenka Doolow, madaxa arrimaha bulshada iyo Xoghayaha Dowladda hoose ayaa socod ku maray Buundada iyo...

UN warns of high risk of severe flooding in Somalia in 3 days

MOGADISHU, Somalia - The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations on Friday warned of a high risk of severe flooding in Somalia in the next three days, putting thousands of people at immediate risk as river levels in parts of the country continue to rise.   FAO's Somalia Water and Land Information Management (FAO-SWALIM) said there has been...

Ciidamo kala dhex-galay maleeshiyaadkii ku dagaalamay Xananbuure + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Ciidamada ammaanka ayaa si buuxda ula wareegay ammaanka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo muddo ay isku hor fadhiyeen Maleyshiyo beeleed ka soo kala jeeda Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado waxaana ay soo saareen saraakisiha ciidamadu awaamir  amniga lagu adkeynayo.   Waxaa laga Mamnuucay magaalada in Hub lagu dhex qaato marka laga reebo Laamaha Ammaanka, mas’uuliyiin ka socota Maamullada...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka.   Sanatarro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoomiyaha kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Cabdi Xaashi ayaa howlo shaqo u tegay Turkiga, isaga oo lasoo kulmay madax kala duwan oo ka tirsan dowladda dalkaas oo...

ATMIS intensifies joint offensives with Somali security forces against al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has intensified its joint military offensives with Somali Security Forces, continuing the robust fight against Al-Shabaab.   The ATMIS Force Commander, Lieutenant General Sam Okiding, at a press briefing on Wednesday said that following the technical pause in the phase two drawdown, ATMIS has reorganised its troops. He shared that...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...